Cabdikariin Axmed Mooge oo loo doortay duqa Hargeysa
Xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Hargeysa ayaa saaka doortay maayar cusub, kadib doorasho ka dhacday gudaha magaaladaasi.
Golaha wakiilada ayaa waxaa xilka maaryarka Hargeysa oo...
Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho
-Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax nooca miinada ah, kaas oo sababay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacay degmada...
Maamulka Koonfur Galbeed oo faray shacabka degaanadooda inay isaga fogaadaan xeryaha Shabaabku ku sugan...
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka hadlay duqaymihii is daba jooga ahaa ee laga fuliyay deegano katirsan Koonfur Galbeed, kuwaas oo lagu dilay horjoogayaal...
19-sano oo ka soo wareegtay dilkii haweeneydii reer Talyaani ee caawin jirtay Soomaalida
19-sano kahor Waxaa maanta oo kale 07 October sanadkii 2003-dii magaalada Boorame lagu dilay Annalena Tonelli, oo ahayd haweenay u dhalatay dalka Talyaaniga, ka...
Puntland oo ka hadashay howlgalo ka dhacay buuralayda gobolka Bari
Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamada Galan ayaa Faahfaahin ka bixiyay howlgalo ay ciidamada dowlad goboleedka Puntland ka sameeyeen Buuralayda gobolka Bari oo maalmihii lasoo dhaafay...
Xafiiska Hanti dhowrka oo dalbaday in shaqada laga joojiyo Wasiirka Batroolka
War-saxaafadeed uu Xafiiska Hantidhawrka Guud kasoo saaray heshiiska Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ay la gashay shirkadda Coastline Exploration Ltd.
Xafiiska ayaa Wasaaradda iyo hay’adaha ay...
Ra’iisal Wasaare Xamse oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kenya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ku nool dalka Kenya, isaga oo uga...
Musharax Daahir Geelle” Galmudug qoriga ammaankiisa hala xiro wadahalna hala isku tago”
Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay Khilaafka taagan degaanada maamulka Galmudug, kaasoo ka dhashay markii ay soo labo kacleeyeen ururka Ahlusunna...
Kenya oo Soomaaliya ugu hambalyeysay ku biirista ururka bulshada bariga Afrika ee EAC
Dowladda Kenya ayaa soo dhaweysay ku biiritaanka Soomaaliya ee xubinimada bulshada Bariga Afrika (EAC) kadib ol’ole ay Soomaaliya ku doonaysay in ay ku biirto...
Gudoonka baarlamaanka oo lagala hadlay meelmarinta heshiiskii doorashada
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan wadajir ah la qaatay Madaxda Dowlad-Goboleedyada, Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa...