Bam laga helay meel u dhaw xarunta congress-ka Mareekanka.
Booliiska ayaa baaraya wax loo maleynayo bamba khatar ah oo qarxi karta, oo laga helay meel u dhaw xarunta baarlamaanka ee Capitol ee magaalada...
Madaxweyne Qoor qoor oo soo gaaray Muqdisho.
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdishu ee caasimadda Dalka.
Madaxweyne Qoor qoor iyo wafdigiisa ayaa waxaa...
Ciidamada Soomaliland oo xiray Cabdimaalik Coldoon.
Ciidamada booliska Somaliland ayaa galabta xiray Cabdimaalik Shiikh Muuse Coldoon oo ah saxafi iyo samafale caan ah.
Wariye Coldoon ayaa la sheegay in uu ku...
Xiliga uu furmayo shirka golaha wadatashiga qaranka oo la shaaciyay
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maanta la filayay in uu furmo balse dibu dhac uu ku yimid ayaa la shaaciyay in uu si rasmi...
Bannaanbax Ka Dhan Ah Ciidamada AMISOM Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Mudaharaad looga soo horjeedo ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ayaa ka dhacay fagaaraha Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho, kaas oo ay ka soo qeybgaleen...
Munaasabad ku saabsan 10 sana guuradii kasoo wareegatay xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga oo ka...
Waxaa haatan magaalada Muqdisho ka soconaya munaasabad ballaaran oo lagu xusayo toban sana guuradii kasoo wareegatay xiriirka qotoda dheer ee Soomaaliya iyo Turkiga.
Munaasabaddan oo...
RW Rooble iyo madaxda dowlad goboleedyada oo la filayo in ay tagaan Sacuudiga.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweyneyaasha maamul goboleedyada ay safar ku tagi doonaan dalka...
Dad shacab ah oo lagu dilay Galgaduud
Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegayo in Maleeshiyaad hubeysan ay rasaas ku fureen gaari ay dad Shacab ah saarnaayeen oo ka baxay degmada...
Madaxweynaha Koofur galbeed oo soo gaaray Muqdisho
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.
Socdaalka Madaxweynaha ayaa...
Uganda oo dacwad ku soo oogaysa askar dad rayid ah ku laysay Shabeellaha Hoose
Madaxweynaha dalka Ugaandha Uweri musafani ayaa qiray in ciidamada Uganda ee ka mid ah howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ay dhawaan gobalka Shabeelada hoose...


















