Rushka oo sheegtay inay sii shaqaynayso safaaradeeda magaalada Kabul.

0
Wasaaradda arrimaha dibbadda Rushka ayaa sheegtay inay sii shaqanayso saafaradeeda ku taala  magaalada Kabul ee caasimada dalka Afghanistan ayadoo inta badan dawladaha reer galbeedku...

Dowladda Turkiga oo mawaadiniintayda ka daad guraynaysa Afgaanistaan

0
Ciidanka cirka ee Turkiga  ayaa soo daad-gureeyey 104 qof oo ka mid ah muwaadiniinta Turkiga ee ka hawlgelayey dalka Afgaanistaan,sidoo kale 100 qof ayaa...

DFS oo markii ugu horreesay ka hadashay dhacdadii Golweyn.

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeesay ka hadashay dhacdadii Ciidamada AMISOM si gaar ah kuwa Uganda ay ku dileen dad shacab ah deegaanka...

Kooxda Taalibaan oo laga saaray magaalooyin.

0
Ciidamo daacad u ah xukuumaddii xilka wareejisay ee Afghanistan ayaa Jimcihii kooxda argagixisada ah ee Daalibaan dib uga qabsaday saddex degmo oo ku yaalla...

Rooble oo ka hadlay dadkii AMISOM xasuuqday guddi gaar ahna u saaray

0
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddi u saaray dadkii rayidka ahaa ee dhawaan ciidanka AMISOM ay  ku dileen gobolka Shabeellaha Hoose. Guddigaan ayaa...

Wasaaradda waxbarashada oo shaacisay in ay xiri doonto Jaamacaddaha qaar

0
Wasiirka waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Carab ayaa shaaciyay in ay qorsheynayaan in ay Albaabada u laaban jaamacaddaha ku yaalla Muqdisho, kuwaasoo oo aan buuxin...

Shir amniga looga hadlayay oo ka dhacay Balad-weyne

0
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka guud ee Amniga deegaanada Hirshabeelle oo ka dhacay Magaalada Beledweyne. Madaxweyne Ku-xigeenka...

Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Warar Been Abuur Ah Oo Laga Faafiyay

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay warar saacadihii ugu dambeeyay si weyn baraha bulshada loogu faafiyay, oo ku aaddanaa in Shirkadaha Diyaaradaha ee Fly Dubai...

Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga oo tababar miino baaris ah loo soo xiray.

0
Xubno ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 5-aad qaybteeda 27-aad aayaa maanta loo soo xiray tababar la xiriira miino barista, tababarkan...

Maxaa looga hadlay Shirkii gollaha wadatashiga qaran?

0
Shirkii gollaha wadatashiga qaranka oo shir guddoon ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble islamarkaana ay kasoo qeyb galeen dhammaan madaxda dowlad goboleedyada...

XULASHADA