Faahfaahino ka soo baxaya dad lagu diley gobolka Hiiraan

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi maanta lagu dilay lix ruux oo shacab, saddex kalana la dhaawacay, ka dib markii...

Saraakiil ka tirsan Booliska Hir-Shabeelle oo tababar loogu so xiray Jowhar

0
56 sarkaal oo ka tirsan Booliska Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa qaatay tababar soconayay muddo shan maalmood ah oo ku saabsan maareynta nidaamka Dadweynaha. Ciidamada tababarka...

Jubaland Oo Mamnuucday In Hub Lagu Dhex Qaato Magaalada Kismaayo

0
Maamulka Jubaland ayaa soo saartay awaamiir lagu mamnuucayo hubka lagu dhex qaato magaalada Kismaayo, si loo xaqiijiyo amaanka magaalada oo la filayo dhawaan in...

Wasiirka gaadiidka iyo Cumar Filish oo ka wada hadlay horumarinta adeegyada Gaadiidka.

0
Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta xafiiska wasaaradda gaadiidka iyo duulista ku qaabbilay guddoomiyaha Gobolka...

Al-Shabaab oo markale qabsaday Bacaadweyne iyo Camaara.

0
Kadib markii ay dib uga soo baxeen ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa dowladda federaalka Soomaaliya, Al-Shabaab ayaa dib u qabsaday deegaanada Bacaadweyne iyo Camaara...

Kooxda Taalibaan Oo Turkiga Ka Codsatay Inay U Maamulaan Garoonka Diyaaradaha Kabul

0
Kooxda Taalibaan ayaa weydiisatay Turkiga kaalmo farsamo si ay u maamulaan garoonka diyaaradaha ee Kabul kadib marka ay baxaan ciidamada shisheeye, laakiin Taalibaan ayaa...

Booliska Kenya oo dilay rag lala xiriirinayo Al-shabaab.

0
Ciidamada booliska dalka Kenya ayaa dilay labo nin oo hubeysan, kuwaasi oo la sheegay in ay xiriir la leeyihiin dagaalameeyaasha Al-shabaab, kuwaasi oo ku...

Go,aano laxiriira doorashooyinka oo ay soo saareen Odayaasha iyo Waxgaradka Gaalkacyo.

0
Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa shir ku yeeshay Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda degaannada Puntland, kuwaas oo shirkooda kasoo saaray Warsaxaafadeed ay uga...

Maxaa looga hadlay shirka Golaha Wasiirada Puntland?

0
Madaxweyne Ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa shir guddoomiyay shierka totobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland. Shirkaan ayaa waxaa todobaadkaan...

Muuse Biixi oo shir guddoomiyay shirka golaha Wasiirada Somaaliland.

0
Madaxweynah Somaaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa shir guddoomiyay kala Fadhigii 78-aad ee Golaha Wasiirrada Somaliland oo uu wehlinayay madaxweyne-ku xigeenka Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici),...

XULASHADA