Hirshabeelle iyo AMISOM oo ka wada hadlay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab
Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Mudane Ali Gudlawe Hussein oo howlo Shaqo u jooga Magalada Muqdisho ayaa galabta kulan la qaatay Wakiilka Midowga Africa u fadhiya...
Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtay Kismaayo
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada Ku Meel Gaarka ah ee Jubbaland kadib safar...
Kenya oo sheegtay in la kordhinayo howlgallada Ciidamadooda ka wadaan Soomaliya
Taliyaha Ciidanka Difaaca Kenya Janeraal Walter Koipaton ayaa booqday ciidamada Difaaca Kenya ee ka tirsan AMISOM, kuwaas oo ku sugan meelo kamid ah Gobolka...
Wasiirka Waxbarashada Puntland oo si kulul uga jawaabay tallaabadii Hanti dhowraha
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Puntland, Cabdullaahi Maxamed Xasan ayaa si kulul uga jawaabay hannaanka uu Hanti-dhawrka Puntland u maray barista Agaasimayaasha waaxaha ee...
Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay duleedka Beledweyne
Maleeshiyaad hubeysan ayaa waxaa ay weerar ku qaadeen dad beeraley ah oo ku sugnaa degaanka Banka oo u dhow degaanka Kabxanleey oo ka tirsan...
Biden oo hanjabaad u diray Kooxda Daacish
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in daad-gureynta ka socota garoonka Kabul ay sii socon doonto, kaddib qaraxyadii ay ku dhinteen 60-ka qof, oo...
Q.M iyo M. Yurub oo cambaareeyey weerarkii Kabul
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa cambaareeyay weerarkii dhimashada dhaliyay ee Khamiistii shalay ka dhacay garoonka dayuuradaha ee Magaalada Kabul ee caasimadda...
Koox hubeysan oo dad ku laayay Nigeria
Koox hubeysan ayaa toogtay 36 qof waxayna burburiyeen dhismayaal ku yaalla tuulo u dhow magaalada Jos ee bartamaha Nigeria.
Dableyda ayaa gowrac iyo rasaas isugu...
Booliska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay burcad dhac ka geysanaysay Muqdisho
Ciiidamo booliska Soomaaliya ayaa howlgal ay ka fuliyeen xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid ay soo qabtay afar nin oo burcad ah, kuwaasi oo dhac...
Galmudug oo ka hadashay deegaanada ay ka baxeen ciidamada xoogga iyo daraawiishta Galmudug.
Wasiirka warfaafinta maamulka Galmudg Axmed Shire Falagle oo la hadlay Idaacadda Kulmiye ayaa waxaa uu beeniyay in ciidamada xoogga iyo daraariishta Galmudug ay isaga...

















