RW Rooble oo Xil ka qaadis ku sameeyay Wasiirka amniga gudaha mid kalena magacaabay.

0
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Wareegto uu soo saaray xilkii ugu qaaday Wasiirkii Wasaarada Amniga Gudaha Xasan Xundubeey Jimcaale, iyadoo...

Maraykanka oo ka walaacsan Dowladda ay ku dhowaaqday Taalibaan

0
war kasoo baxay waaxda arrimaha dibbadda Maraykanka ayaa lagu sheegay in xukuumadda Washington ay ka walaacsantahay xukuumadda cusub ee Taliban xalay kaga dhawaaqeen dalka...

Afhayeenka Madaxtooyada “Waxaa weerar lagu yahay dadka iyo dowladda”

0
Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya, Cabdirashiid Xaashi, ayaa qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka farriin ugu diray dad uu ku tilmaamay inay duulaan ku...

Agaasimihii nabad sugidda ee uu Farmaajo magacaabay oo xilka la wareegay

0
Madaxweynaha ayaa si kumeel gaar ah hogaanka NISA ugu magaacabay Gaashaanle Sare Yaasiin Cabdullaahi Maxamuud, oo haatan ah Taliyaha Nabad Sugidda ee Gobolka Banaadir...

Cabdiraxmaan cabdishakuur”Amar yaalaga qaada nin Yaasiin farey”

0
Musharax Madaxwayne Cabdiraxmaan cabdishakuur Warsame ayaa bartiisa facebooka wuxuu kusoo qoray, in marka hore uu bogaadinayo Saraakiishii diiday in ay amar ka qaataan Yaasiin...

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo gaaray Magaallada Gaalkacyo

0
Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni  ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay magaalada Gaalkacyo  ee Xarunta Gobolka Mudug . Soo dhoweynta Madaxweyne Deni  waxaa ka...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo soo saaray liiska Musharixiinta Aqalka Sare

0
Madaxweynaha Hirshabeelle, Cali Xuseen Guudlaawe ayaa maanta soo saaray Liiska Musharixiinta ku tartamaya 8 kursi ee maamulkaasi ku matali doona  Aqalka Sare. Hoos ka akhriso...

Puntland oo qabatay lacago ‘been abuur ah’

0
Ciidamada Booliiska Puntland ayaa maanta gacanta ku dhigay lacag isugu jirtay Dollar iyo EURO oo la doonayay in si qarsoodi ah lagu soo galin...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo si kulul uga hadlay dagaallada ka socda Hiiraan

0
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanka Kabxanlay ee Waqooyiga Magaalada Beleddweyne. Madaxweynaha...

Madaxweynaha Farmaajo oo Waraaqaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjireyaasha Midiwga Yurub Iyo Shiinaha

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay waraaqaha aqoonsiga danjirenimo safiirrada cusub ee...

XULASHADA