Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Qodista ceelka shidaalka Curad-1 laga yaabo in la soo...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Batroolka Soomaaliya, Cabdulqaadir Aadan, ayaa sheegay in hawsha qodista ceelka shidaalka ee Curad-1, oo Türkiye ka waddo xeebaha Soomaaliya, ay...
187 kiis oo ah tacaddi loo geystay haween iyo gabdho oo la diiwaangeliyay
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xaquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa diiwaan galisay 187 kiis oo tacaddi ah ooloo geystay haween iyo gabdho, kuwaas oo lagu diiwaangeliyay...
Guddoomiye Muungaab oo si adag uga hadlay burburinta dhulalka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Muungaab, ayaa si adag uga hadlay xaaladda ka dhalatay burburinta iyo duminta dhulalka iyo guryaha ku yaalla qaar ka mid ah...
Musharraxa hoggaamiyaha Galmudug oo aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee doorashada Galmudug
Musharraxa hoggaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan ayaa aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ee la xiriira baabi'inta natiijada doorashadii ka dhacday Galmudug 30-kii Luulyo.
Liibaan...
Itoobiya oo sheegtay in doonisteeda marin-badeedku tahay arrin ku dhisan taariikh iyo sharci
Xildhibaan Fethi Mahdi, oo ah ku-xigeenka Guddoomiyaha Guddiga Joogtada ah ee Xidhiidhka Dibadda iyo Arrimaha Nabadda ee Golaha Wakiillada Shacabka Itoobiya, ayaa sheegay in...
Itoobiya oo badeshay ciidamadeeda ku sugnaa Baydhabo iyo kuwa cusub oo ay geysay Magaalada
Howlgalka lagu qaadayo ciidamadii hore iyo keenista ciidamo cusub ayaa socday muddo ku dhow laba toddobaad, iyadoo diyaarado xamuul iyo diyaarado kale oo ciidamada...
Ururka JSP oo aqbalay xukunka Maxkamadda Sare, kana qaybgalaya doorashada ku-celiska ah ee Galmudug
Ururka siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee uu hogamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay inuu ixtiraamayo isla markaana aqbalayo xukunka Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda...
Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee doorashadii Galmudug
Qoraal uu Guddigu soo saaray ayuu ku sheegay in go’aanka Maxkamadda Sare, oo ku taariikhaysan 24-ka Agoosto 2026, uu khuseeyo murankii ka dhashay doorashadii...
Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda
Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha madax-furashada ah ee la siiyo kooxaha burcad-badeedda ah ee maraakiibta ku haysta xeebaha Puntland.
War-saxaafadeed kasoo...
SoDMA iyo UNDP oo ka wada hadlay diyaar-garowga saameynta El Niño
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya, Christophoros Politis, iyagoo ka wada...


















