Madaxweyne Xasan Sheekh oo Furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaas oo uu martigeliyay Bangiga...
Ilhaan Cumar oo soo jeedisay sharci lagu maalgelinayo bulshooyinka ay saameeyeen hawlgallada ICE iyo...
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Maraykanka ayaa soo bandhigtay hindise sharciyeed cusub oo lagu doonayo in ku dhowaad 140 bilyan oo...
Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in guulo la taaban karo uu ka gaadhay safarkiisa Maraykanka
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa magaalada Washington D.C. kulan kula yeeshay Jaaliyadda Somaliland ee ku nool Woqooyiga Ameerika, gaar ahaan Maraykanka, isaga...
Soomaaliya oo UNEP uga hadashay isbeddelka cimilada iyo duufaannada kusoo wajahan dalka
Dowladda Soomaaliya ayaa ka qayb gashay Shirkii 175-aad ee Guddiga Wakiillada Joogtada ah (CPR) ee Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Deegaanka (UNEP), kaas oo...
Weriye Maxamed Aweys Muudey -Boqorka Bartamaha oo lagu dilay Jarmalka
Alle ha u naxariistee waxaa ku geeriyooday ruugcaddaa saxaafadeed Maxamed Aweys Muudey, oo si weyn loogu yaqaanay magaca “Boqorka Bartamaha”.
Boqorka Bartamaha ayaa la sheegay...
Maraykanka oo Qaramada Midoobay u kordhiyay hal sano oo ay ku soo afjarto taageerada...
Dowladda Maraykanka ayaa oggolaatay in Qaramada Midoobay ay muddo hal sano ah oo dheeraad ah ku soo afjarto taageerada saadka ee ay siiso howlgalka...
Taliyihii hore ee ciidanka Asluubta Soomaaliya oo faahfaahiyay duqeyntii Doolow ee ka dhacday guri...
Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, General Mahad Cabdiraxmaan oo loo yaqaan “Shub”, ayaa faahfaahin ka bixiyay duqeyn uu sheegay inay ka dhacday guri...
Jubbaland iyo Itoobiya oo Doolow kaga shiray xaalada ka soo cusboonaatay Gedo
Saraakiisha amniga degmada Doolow, mas’uuliyiinta Itoobiya iyo Guddoomiyaha degmada Doolow ayaa kulan ka yeeshay xaaladda ka soo cusboonaatay degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo.
Kulanka ayaa...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo bogaadisay koboca dhaqaalaha dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha Soomaaliya ee sanadka 2025, oo...
IGAD oo ku baaqday in dhinacyada Soomaalida ay gaaraan heshiis siyaasadeed oo ku saabsan...
Urur-goboleedka IGAD ayaa ugu baaqay dhinacyada siyaasadda Soomaaliya inay yeeshaan wada-hadallo loo dhan yahay, si heshiis ballaaran looga gaaro qaabka loo wajahayo doorashooyinka dalka.
Baaqa...

















