Dabageed oo diiday inuu la shaqeeyo Guudlaawe haddii uu mar kale noqdo madaxweynaha Hirshabeelle
Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle, Yuusuf Hagar Dabageed, ayaa sheegay inuusan la shaqayn doonin Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) haddii uu mar kale ku...
Eritrea oo Imaaraadka ku Eedeysay Gumeysi Dekadeed iyo Soomaaliya oo Bartamaha Loollanka Gashay
Dowladda Eritrea ayaa si adag ugu eedeysay Imaaraadka Carabta inay waddamada Afrika ka wadaan waxa ay ugu yeertay “gumeysi ku salaysan dekedaha”, iyadoo si...
Beesha Mudulood oo raalli-gelin ka bixisay dilka askari ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka
Duubabka dhaqanka, salaadiinta iyo waxgaradka beesha Mudulood ayaa raalli-gelin ka bixiyay dilka Dable Axmed Shire, oo ahaa askari ka tirsanaa ciidamada xoogga dalka, kaas...
Wasiirka Tamarta Soomaaliya: Fatahaadaha Deyrta waxay sababi karaan in la waayo 7,000 oo ceelal...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Soomaaliya, Cabdullaahi Bidhaan, ayaa ka digay saameynta fatahaadaha laga filayo xilliga Deyrta, isagoo sheegay in ku dhowaad 7,000...
Ciidanka Yemen ayaa sheegtay inay khasaare culus gaarsiiyeen ku gaasiiyeen Xuutiyiinta Makha iyo Dhabab.
Afhayeen u hadlay ciidamada qalabka sida ee dowladda Yemen ee caalamku aqoonsan yahay ayaa ku dhawaaqay in la bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen ururka...
SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay yareynta saameynta fatahaadaha
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Wasiirka Gargaarka Koonfur Galbeed, ayaa kulan la yeeshay George Conway, Ku-xigeenka...
Golaha Shacabka Soomaaliya oo joojiyay qaaraankii $100 ee bil kasta laga jari jiray Xildhibaanada
Guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in la joojiyay lacag dhan 100 doolar oo bil kasta laga jari jiray Xildhibaan kasta, taas oo...
Yuusuf Dagabeed: Tuulo ka tirsan gobolka Hiiraan lagama qaban karo doorashada Hirshabeelle
Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle, Yuusuf Hagar Dabageed, ayaa sheegay in gobolka Hiiraan aan laga qaban karin doorasho aan heshiis siyaasadeed iyo is-afgarad laga gaarin, isagoo...
Xuutiyiinta oo ku andacoonaya inay la wareegeen saldhigyo u dhow Bab- al-Mandab
Sida ay sheegtay wakaaladda wararka dowladda Iran ee IRNA, kooxda Xuutiyiinta Yemen (Ansar Allah) ayaa sheegtay in dagaalyahannadeedu si buuxda ula wareegeen saldhigga milatari...
Dagaalyahanda Fano oo sheegatay inay qabateen in ka badan 150 askari oo Itoobiyaan ah
Ciidamada Fano ayaa sheegay inay qabteen in ka badan 150 askari oo ka tirsan Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiya (ENDF), kaddib dagaal culus oo ka...


















