Guddiga xalinta Khilaafka doorashooyinka oo sheegay in Caddaadis lagu hayo
Xuseen Maxamed Maxamuud Gudoomiyaha Gudiga xalinta khilaafaadka Doorashooyinka oo maanta warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in Guddigooda ay ku howlan yihiin sidii ay...
Rooble oo shaqada ka eryay xubno ka mid ah Guddiga xalinta khilaafka doorashooyinka
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka ka qaaday xubno ka tirsan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka kadib markii ay lumiyeen madaxbanaanidii guddinimo iyagoo...
Wasiir ku xigeenka Caafimaadka XFS oo ka warbixiyay abaaraha iyo sida loogu gurman karo...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS Axmed Xuseen Macalin oo ka qeybgalay barnaamijka kulanka todobaadka ee Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay socdaan gurmad...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo Calanka ka taagay Xarunta Q.M ee Dhaqaalaha
Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Bilaal Cismaan ayaa maanta calanka Soomaaliya ka taagay xarunta Ururka Qaramada Midoobay ee Dhaqaalaha iyo bulshada ee Galbeedka...
Dib u dhac yimid doorashadii berri lagu waday in Muqdisho lagu qabto
Gudiga Maamulayada doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa goor dhow waxaa ay shaaciyeen in ay baaqatay doorashada kurasta Golaha Shacabka ee degaan doorashadoodu tahay...
Cumar Cabdirashiid oo ka digay khalalaaso ka dhasha boobka doorashada
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ka hadlay xaaladda dalka ee Arrimaha doorashada oo dad badan ay sheegeen in si...
Dagaal ka dhacay duleedka Kismaayo & Faah faahin laga helayo
Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay Bar-koontorool oo Ciidam o ka tirsan kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland ku leeyihin duleedka...
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Oo Gaaray Turkiga
Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Itoobiya Abiy Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, waxaana halkaas kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin kala...
Cabdiraxman C/Shakuur” Dowlad Goboleedyada ayaa qeyb ka ah boobka doorashada”
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame kana mid ah Midowga Musharrixiinta ayaa ku eedeeyay Madaxda dowlad Goboleedyada inay qeyb ka yihiin boobka lagu haayo doorashooyinka Golaha...
Hay’adda FOA “Heerkii ugu sarreeyay ayay gaartay abaarta Soomaaliya
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in abaarta ka taagan Soomaaliya ay sababtay in macluul iyo cunno la’aan daran oo saameyn ku yeeshay bulshada deggan tuulooyinka...

















