Afar kursi oo Golaha Shacabka ah oo berri la dooranayo

0
WarSaxaafadeed ka soo baxay Guddiga Maamulka doorashada Gobolada Waqooyi ayaa lagu shaaciyay in berri oo ay taariihdu ku began tahay 18/12/2021 ay qabanayaan doorashada...

Madaxweynayaasha Jubbaland & Koonfur Galbeed oo Warmurtiyeed soo saaray

0
Maaxweynayaasha Maamulada Jubaland iyo Koonfur Galbeed ee Axmed Maxamed Islaam iyo Cabdicasiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa waxaa ay Warmurtiyeed kasoo saareen kulamadii ay ku...

Maxay ka wada hadleen Farmaajo iyo Erdogan?

0
Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa maanta kulan la qaatay Madaweynaha Turkiga, Recep...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Shil Ku Galay Gobolka Sool

0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Shil khasaaro dhaliyay oo ay wax yeello kasoo gaartay Askar iyo mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland, kaasi ka dhacay...

Cali Jeesto oo diiday Kursiga Guddiga xalinta khilaafaadka u ansixiyeen Yaasiin Fareey

0
Nabadoon Cali Xasan Cali (Jeesto) oo sheegay in uu yahay Nabaddoonka Guud ee  Beelaha Marooyin Waceysle ayaa kasoo horjeestay go’aankii Guddiga xalinta khilaafaadka uu...

Dowladdaha Soomaaliya iyo Turkiga oo kulan ka yeeshay wadashaqaynta iyo xoojinta xiriirka Laamaha Warfaafinta...

0
Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Cabdirashiid Maxamed Xaashi ayaa Xarunta Guud ee Warfaafinta Madaxtooyada Dalka Turkiga ee Ankara waxa uu kulan kula qaatay dhiggiisa Warfaafinta Dalka...

Madaxweynaha Galmudug oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb.

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor qoor) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta dib ugu laabtay magaalada Dhusamareeb ee...

Shir u socdo Madaxweynayaasha Jubbaland & Koonfur Galbeed

0
Waxaa Xarunta Madaxtooyada Jubbaland ee Magaalada Kismaayo uu shir uga socdaa Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdi Casiis...

M/weyne Farmaajo oo Safar ugu ambabaxay Magaalada Istanbul.

0
Madaxweynaha Muddo Xileedkiisa Dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee dalka Saynab Cabdi Macallim ayaa...

laamaha Amniga oo howlgal ku qabtay waxyaabaha Maanka dooriya

0
Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa Maanta waxaa meelo kamid ah Degmada Boondheere ee Gobolkan Banaadir ka sameeyeen howlgalka ka hortagga waxyaabaha Maanka  dooriya, kaas...

XULASHADA