Madaxweyne Geelle” Qalbigan ka ooynaa markii aan maqalno in qarax ka dhacay Soomaaliya

0
Madaxweynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa walaac xoogan ka muujiyay qaraxyada khasaaraha geysta ee mar walba ka dhaca meelo kamid ah Soomaaliya, kuwaas...

Axmed Madoobe Oo Kulan La Yeeshay Xubno Ka Tirsan Guddiyada Doorashooyinka

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe maanta Madaxtooyada Magaalada Kismaayo ku qaabilay xubno katirsan Guddiga Doorashooyinka heer federaal iyo heer dowlad...

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Oo Ka Horyimid Xilka Qaadistii Uu Sameeyay RW Rooble

0
Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada ayaa diiday xilka qaadistii uu Maanta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble uu ku sameeyay 7 xubnood...

Madaxweyne Lafta-Gareen Oo Ka Hadlay Safarka RW Rooble Ku Tegay Magaalada Baydhabo

0
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa ka hadlay safarkii galabta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xigaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ku tegay Magaalada...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Faah Faahiyey Ujeedka Socdaalka Uu Ku Tagay Baydhabo

0
Maxamed Xuseen Rooble, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta ayaa faah faahin ka bxiyey ujeedka safarkii galabta uu ku tegay Magaalada Baydhabo ee...

Gudoomiyaha Midowga Musharaxiinta oo soo dhaweeyay go,aanka Rooble

0
Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta ahna Madaxweynihi hore ee dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhoweeyay talaabada uu xilka uga qaaday Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane...

Faahfaahin Qarax ka dhacay Jowhar

0
Wararka ka imanaya gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya qarax ka dhacay magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabeelle. Qaraxan ayaa la sheegay in lala beegsaday baabuur...

Ciidanka Itoobiya oo TPLF ka qabsaday Magaalo muhiim ah

0
Dowladda Itoobiya ayaa sheegay in ciidamadeeda ay dib ula wareegeen magaalooyin badan oo ka tirsan gobolka Axmaarada oo ay gacanta ku hayeen fallaagada Tigreega. Wasiirka...

Wafdi uu hoggaaminayo Rooble oo Baydhabo kusii jeedda

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed. Rooble ayaa halkaas oo uu...

Xasan Sheekh Maxmuud oo markale ku baaqay in doorashada aysan noqon Mid la boobo.

0
“Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran & Midowga Musharaxiinta waxaan uga wada hadlnay sida doorashada looga hor leexi lahaa caqabadaha ku hor gudban. Midowgu waxa uu...

XULASHADA