Soomaaliya iyo AU oo ka heshiiyey qorshaha amniga Qaranka.

0
Guddiga farsamada ee dowladda Soomaaliya u qaabilsan wadaxaajoodka, hanaanka kala wareega amniga Qaranka ayaa shaaciyey in if-garad lagu gaaray shir ay la yeesheen xubno...

Dowladda Kenya oo markii ugu horeeysay ka hadashay aqoonsiga Somaliland.

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Raychelle Omamo ayaa sheegtay in Kenya ay Somaliland ula dhaqmeyso sida qeyb ka tirsan federaalka Soomaaliya, iyadoo sheegtay in Somaliland...

Guddiga Doorashada G/waqooyi oo shaaciyay Jadwalka Doorashada 3 kursi.

0
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Gobolada Waqooyi-Somaliland ee SEIT ayaa shaaciyay Jadwalka qabashada Doorashada 3 kursi oo la qabanayo Doorashadooda. Guddiga ayaa sidoo kale Shegay in maanta...

Madaxweyne Deni oo lagu eedeeyay boobka doorashada golaha Shacabka

0
Taliyihii hore ee Booliiska Puntland S/guuto Cabdi Xasan Xuseen Cabdi yare ayaa si adag uga horyimid qaabka loo wado doorashada ka socota Garoowe. Waxaa uu...

Mahdi Guuleed oo ka jawaabay hadalkii ka soo baxay Cabdi Xaashi iyo Boqor Buurmadow

0
R/wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa R/Wasaare Rooble ka raaligaliyey Hadalkii maanta kasoo yeeray Siyaasiin iyo Odayaasha dhaqanka ee gobalada...

Soomaaliya iyo Gabon oo ka wada hadlay xiriirka labada dal

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Jimce ah khadka talefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa Arrimaha...

Puntland oo sheegtay in ay qabatay Kooxo dil ka geystay Gaalkacyo

0
Saddex qof oo ka soo kala jeeda Puntland iyo Galmudug, labo ka mid ahna yihiin saraakiil ciidan ayaa xalay lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee...

Booliska Hirshabelle oo hawada ka saaray Idaacad ku taala Beledweyne

0
Ciidamo ka tirsan maamulka Hir-Shabelle ayaa maanta hawada ka saaray Idaacad maxali ah oo ku taala magaalada Beledweyne gobolka Hiiraan, taasi oo lagu magacaabo...

Mali oo hawadeeda ka celisay Diyaarad Militery

0
Mali ayaa diiday in diyaarad militari oo Jarmal ah oo ku sii jeeday Niger ay ka soo gudubto hawadeeda, sida ay xaqiijiyeen ciidamada cirka...

Itoobiya oo ka hadashay xiriirka Soomaaliya, ka dib booqashadii Muuse Biixi

0
Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibedda Itoobiya Dina Mufti oo  shir jaraa’id ku qabtay magaalada Addis Ababa ayaa wax laga weeydiiyay booqashadii uu dhowaan halkaas ku...

XULASHADA