Cumar Cabdirashiid oo si dag uga ka hadlay doorashadii shalay lagu qabtay Garoowe
Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya, ayaa qoraal uu bartiisa twitter-ka soo dhigay waxa uu su,aal geliyay doorashadii Golaha Shacabka...
Guddiga hirgelinta doorashada KGS SEIT ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 5 kursi
uddiga hirgelinta doorashada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee SEIT ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 5 kursi oo dhawaan la filayo in Doorashaddooda la qabto.
Gudiga ayaa...
Golaha Wasiirada ka laabtay Go’aankii lagu dhiibay Cabdikariim Qalbi-dhagax
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa ka laabtay go’aan ay hore u gaareen oo qeexayay in ONLF ka howlgalla wadanka Itoobiya uu yahay urur Argagaxiso iyo...
Madaxweynihii hore ee Galmudug oo lagu xannibay Garoonka Hargeysa
Madaxweynihii hore ee Galmudug, Axmed Du’caale Geelle Xaaf ayay Hay’adaha Ammaanka Somaliland ka hor istaageen in uu gudaha u galo magaalada Hargeysa.
Warar soo baxaya...
Lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo Maanta lagu doortay Kismaayo
Waxaa Maanta Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose lagu qabtay doorashada lix kamid ah Kuraasta Golaha Shacabka ee degaan doorashasoodu tahay dowlad Goboleedka Jubbaland.
Kursiga...
Xeer ilaalinta Galmudug oo baabi’say Amar ka soo baxay Maxkamadda G/Galguduud
Xeer ilaalinta Maamulka Galmudug ayaa ba’isay dacwad loo heystay Mushrax Xildhibaan Maxamed Ibraahim Cali oo ay dhowaan yeertay maxkamadda Gobolka Galguduud.
Warqad ka soo baxday...
Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo ka hadlay tillaabooyin ay ka qaadeen Cabashada Doorashada
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada ayaa ka hadlay tillaabooyin ay qaadeen, taasi oo lagu saxayo Cabashada laga qabo Doorashada Golaha Shacabka ee ka socota Gobolada...
Guddoomiyihii hore ee G/Hiiraan oo lagu dilay Muqdisho
Kooxo hubeysan ayaa goordhow magaalada Muqdisho ku dilay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Cabdiraxmaan Ibraahim Macoow.
Goobjoogeyaal ayaa sheegay in rag Bastoolada ku hubeysan ay...
Puntland oo Ciidamo cusub tababar u furtay
Waxaa dugsiga Xorgoble tababar looga furay cutubyo ka tirsan ciidamada difaaca Puntland, kuwaas oo 2dii sano ee lasoo dhaafay ka shaqaynayay Amniga gobolada Puntland,...
: Magacyadda Shanta xildhibaan ee maanta lagu doortay Garowe
Shan kursi oo kamid ah Xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta lagu doortay Caasimadda maamulka Garoowe.
Guddiga Hirgelinta Doorashada heer Puntland, ayaa...


















