Safiirka Mareykanku usoo magacaabay Soomaaliya oo so gaaray Muqdisho.

0
Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Danjire Larry Andre ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho, ku dhowaad sanad kadib markii la magacaabay, sida lagu...

Jubbaland oo Maanta billowday diiwaangelinta Musharrixiinta kuraas Golaha Shacabka

0
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Dowlad Goboleedka Jubbaland  ayaa maanta Magaalada Kismaaho ka bilaabay diiwaangeli ta &Shahaaso siinta musharrixiinta Saddex kamid ah...

Maxay tahay sababta Galmudug dib ugu dhigtay shaacinta Guddiga xulista Ergooyinka?

0
Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa eib u dhigay shaacinta Guddiga xulista Ergooyinka dooranaya Xilehibaano kamid ah Golaha Shacabka...

Gudoomiyihii hore ee Aqalka sare oo hadlay go’aanka ka soo baxay Golaha wasiirada.

0
Guddoomiyaha aqalka sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa bogaadiyay go’aankii Golaha Xukuumadda Rooble ee ay shalay sharci darro ku tilmaameen in Ururka ONLF uu...

Shir looga hadlayay Amniga oo ka qabsoomay Gobolka Gedo.

0
-Waxaa Degmada Baladxaawo ka dhacay kulan looga hadlayey sare u qaadida amniga degmada iyo deegaanada hoos yimaada waxaana shirkani ka qeyb galay Taliyaha Nabadsugida...

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida oo soo dhaweeyay go,aankii golaha Wasiirada

0
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustaf Maxamed Cagjar ayaa soo dhoweeyay go’aankii looga noqday ee ONLF looga dhigay argagixisada iyo raali gelinta laga bixiyay falkii...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo ku baaqay in loo gurmado dadka ay abaaruhu saameeyeen

0
Madaxweynaha maamulka Hir-shabeelle Mudane Cali Cabdulahi Xuseen Guudlaawe ayaa Markale Ku Celiyay baaqiisa ku aadanaay isku gurmashada Dadka ay Abaaruhu saameyen Dowlad Gobolkeedka Hir-shabeelle. Madaxweynahu...

Madaxweynaha Jubbaland oo war kasoo saaray tilaabadii Xukuumadda Rooble

0
Madaxweynaha Jubbaland ayaa soo dhoweeyay go’aanka Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Rooble ay ku saxday qaladkii taariikhiga ahaa ee ay horay Xukuumaddii hore...

Ciidamada Itoobiya oo qorsheynaya inay galaan caasimadda gobolka Tigray ee Mekelle

0
Milateriga Itoobiya ayaa qorsheynaya in ay gudaha u galaan caasimadda gobolka Tigray ee Mekelle, ayna “ka takhalusaan” xoogagga TPLF, sida uu sheegay sarkaal sare oo...

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Xildhibaannada shalay la doortay

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Xildhibaanada cusub ee loo doortay shalay in ay Puntland ku metelaan...

XULASHADA