Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari oo edeyn usoo jediyay siyaasiyiin uu shegay in xamar...

0
Guddomiyihii hore ee Gobolka Bari ayaa weerar afka ah ku qaaday koox siyaasiyiin ah oo uu sheegay in xamar lagasoo abaabulay,  taas oo uu...

Wasiirka Maaliyada “Kursigayga waxaan ku waayay waxyaabo badan oo ku saabsan Miisaaniyda oo aan...

0
Wasiir Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay sababta kaliftay in Kursigiisa xildhibaanimo uu waayo, isagoona shegay in uu kuwaayay...

Xubnaha Ururka Alpha Trust ee dalka Australia oo Deeq isugu jirta Biyo iyo Raashin...

0
Xubnaha Ururka Samafalka Soomaaliyeed ee ALPHA TRUST ee Dalka Australia ayaa deeq iskugu jirta RAASHIN & BIYO gaarsiiyay Qoysaska Barakacayaasha ah ee ku nool...

Dilal ka dhacay Magaalada Marka & xiisad ka taagan

0
Dilalka oo salka mu haayo arrimo la xiriira aanooyin qabiil ayaa ka dhacay Magaalada Maeka ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas oo maalmihii la soo...

Soomaaliya iyo Faransiiska oo ka wada hadlay qorshaha Deyn-cafinta

0
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Du’aalle Xaaf ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiin sare oo ka socotay wasaaradda Arrimaha Dibadda Faransiiska. Kulanka ayaa waxaa looga...

Milateriga Burkina Faso oo la sheegay inay xireen madaxweynaha dalkaas.

0
Milateriga Burkina Faso oo la sheegay inay xireen madaxweynaha dalkaasMadaxweynaha Burkina Faso, Roch Kabore, ayaa lagu soo waramayaa in ay xabsiga dhigeen askar ka...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday Askari dil geystay

0
Maxkamada ciidamada qalabka sida qeybta 21aad ee Galmudug ayaa maanta u fariisatey dhageeysiga iyo go’aan ka gaarista dacwadda loo heysto dable Xoogga, Cabdiraxmaan Cabdulahi...

Kulan looga hadlayay Amniga Doorashada oo ka dhacay Beledwayne

0
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa Guddoomiyay Kulan ay maanta isugu yimaadeen Maamulka Gobolka iyo laamaha ammaanka, kaasi oo dhacay magaalada Beledwayne. Maamulka Gobolka iyo Saraakiisha Amniga...

Puntland oo shaacisay Jadwalka Doorashada Afar Kursi

0
Guddiga Maamulka Doorashada Puntland ayaa ku dhowaaqay jadwalka Doorashada 4 kursi oo kamid ah kuraasta maamulkaasi ka soo galaya Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Qoraal...

Safiirka Mareykanku usoo magacaabay Soomaaliya oo so gaaray Muqdisho.

0
Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Danjire Larry Andre ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho, ku dhowaad sanad kadib markii la magacaabay, sida lagu...

XULASHADA