Guddigga doorashada Hirshabelle oo shaaciyay qabashada kuraas ka mid ah golaha Shacabka
Guddiga Maamulka doorashada Hirshabelle SEIT ayaa waxaa ay shaaciyeen Jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magaalada Bebeledweyne ee...
Rooble oo kulan la yeeshay xubnaha Beesha Caalamka
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Wakiillada Beesha Caalamka ee C6+ oo ay ka wada hadleen qodobbo dhowr ah oo...
Ciidamada Dowladda oo Howlgalo Qorsheysan ka sameeyay Degaano hoostaga Wanlaweyn.
-Howlgalkani oo ahaa mid amniga lagu Xaqiijinayo sidoo kalana ahaa mid lagu Baacsanaayay Burcada wadooyinka Dadka ku dhibaateeya ayaa Masuuliyiin ka tirsan Degmada Wanlaweyn...
RW oo dalbaday in dib loo dhigo kursiga uu u tartamayo Fahad Yaasiin
Warar ay BBC Soomaali heshay ayaa sheegaya in ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu ku cadaadinayo guddiga hirgelinta doorashada ee heer Federaal inuu joojiyo...
Wasiirka qorsheynta Galmudug oo xilka iska casilay
Wasiirka Qorsheynta Galmudug ayaa ku dhawaaqay in uu Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye(Qoor qoor) u gudbiyey warqad istiqaalo ah oo uu ku cadeynayo in...
Maxkamadda Ciidamadda Dowladda oo xukun ku riday askari horay Dil u geeystay.
-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Xukun Dil ah ku Riday Xasan Maxamuud Dhiblaawe oo August 17-Keedii 2019 Dilay Marxuum Maxamed Cawil Jaamac oo ahaa Bajaajle.
Dilka...
Diiwaangelinta Musharrixiinta Golaha Shacabka oo ka billaabatay Baraawe
Magaalada Baraawe oo ah Xarunta rasmiga ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed waxaa Maanta ka billowday diiwaangelinta musharrixiinta 13 kursi ee Golaha Shacabka, kuwaas...
Maamulka Dowlad deegaanka Soomaalida oo sheegay in ay fashiliyeen Afgembi
Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa sheegay in ay ka hortageen isku day Afgambi kaasi oo la doonayay in xukunka looga tuuro Madaxweyne Mustafe Cagjar.
War-saxaafadeed...
Qarax ay ku geeriyoodeen dad shacab ah oo ka dhacay Jowhar.
Wararka ka imaanaya gobolka shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in qarax miino uu haleelay Mooto ay saarnaayeen dad shacab ah oo maraysay nawaaxiga garoonka diyaaradaha...
Ciidanka DANAB oo howlgal ku qabtay Xubno katirsan Al-Shabaab
Ciidanka kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB gaar ahaan ururka 4-aad Guutada 16-aad ayaa saaka howlgal qorsheysan ka fuliyey Agagaarka Deegaanka torotorow ee Gobolka...


















