Madaxweynah Somaliland oo la kulmay Xubno ka socda Beesha Caalamka

0
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magaalada Hargeysa kulan kula yeeshay Xubno ka socday Beesha Caalamka, safarna ku jooga magaaladaasi. Xubnahan ka socday Beesha...

Madaxweynaha Galmudug oo qaabilay Wafdi ka socday Hay’adaha QM

0
Madaxwaynaha dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa waxa uu xafiiskiisa ku qaabilay, wafdi ballaaran oo kasocday xafiiska Qaramada Midoobay, gaar ahaan hay’adda IOM. Kulanka...

Farxaan Cali Maxamuud oo maanta loo doortay inuu ka mid noqdo aqalka sare.

0
Waxaa Maanta oo taariikhdu tahay 16-ka Febaraayo 2022 guddiga Doorashada Galmudug iyo Guddiga Aqalka sare ee Baarlamaanka Galmudug ay qabteen Doorashada Kursiga ka dhimanaa...

Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo lagu qabtay Baraawe

0
Magaalada Baraawe oo ah Xarunta rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa Maanta lagu qabtay doorashada 7 kamid ah kuraasta ugu dambeeysa ee...

Ciidamada Dowladda oo jirdil ugeystay Qaar kamid Warfidiyeeno ku sugnaa Degmada Kaxda.

0
Ciidamada ka tirsan Haramcad ayaa jirdil ugeystay wariyaal ka tirsan Talefishinada Madaxa Banaan Islamarkaana Doonaanyay iney Warar kasoo Tabiyaan Saldhiga  Degmada kaxda oo xalay...

Maxeey yihiin Guddiga ka kooban 34 xubnood ee uu Magacaabay Ra’iisulWasaareRooble?

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ka duulaya baahida loo qabo dardar galinta howlaha gurmadka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee ay saameynta ba’an...

Soomaaliya oo Sacuudiga ka dalbatay in dib loo bilaabo dhoofka Xoolaha Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa DFS Xil. Maxamed Aadan Macalin (Somali) ayaa maanta shir kula yeeshay xarunta Safaaradda Boqortooyada Sucuudiga ee Muqdisho...

QM oo ka walaacsan xiisada Ukaine ee sii kordheysa

0
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si gooni gooni ah ula hadlay wasiiradda arrimaha dibadda ee Ruushka Sergey Lavrov iyo wasiirka arrimaha...

Jabuuti oo Xabsi Guri ka dhigtay taliyeyaal looga shakiyay Afgembi

0
Dowladda Jabuuti ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay Xabsi guri ka dhigtay Taliyayaasha Ciidamada Booliska iyo Milateriga dalkaas, kuwaas oo looga shakiyay inay...

Soomaaliya iyo Azerbaijan ka wada hadlay iskaashiga labada dal

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta oo Talaado ah khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa Arrimaha...

XULASHADA