Dad abaar darteed ugu geeriyooday Soomaliya
Wakaaladda wararka ee Anadolu ayaa warbixin ay daabacday waxay ku sheegtay in haweeney iyo labo carruur ah ay gaajo ugu geeriyoodeen gudaha Soomaaiya, iyadoo...
DFS oo Arrimaha Abaaraha kala hadashay Hay’adda UNHCR
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay wakiilka Soomaaliya...
Madaxweynaha Turkiga oo booqanaya Imaaraadka Carabta markii ugu horeysay.
Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagaya magaalada Abu Dhabi ee xarunta isutaga Imaaraadka Carabta.
Sheikh Mohammed bin Zayed Al Nahyan,...
DF Soomaaliya oo Gaargaarkii u horreeyay gaarsiisay Gobolka Hiiraan
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Beledwayne gaar siisay deeq raashin ah, taasi oo loogu talagalay in wax looga qabto abaaraha ka taagan Gobolka Hiiraan.
Wasiirka...
Maxeey tahay Sababta Cali yare Cali looga hor istaagay in uu ja duulo Garoonka...
Guddoomiye ku xigeenka dhanka Amniga ee Gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa maanta laga celiyey Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde.
Cali Yare iyo ciidan uu...
Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo Lagu Doortay Magaalada Dhuusamareeb
Maanta oo taariikhdu tahay 14-da Febaraayo 2022 guddiga Doorashada Galmudug ayaa qabtay Doorashada afar kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Kursiga nambarkiisu...
Isbedel lagu sameeyay taliyeyaasha Saldhigyada degmooyinka Galmudug
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xillalkii ka qaaday taliyeyaasha Saldhigyada Shan kamid ah degmooyinka Maamulka Galmudug iyo saraakiil kale.
Qoraal kasoo baxay Taliyaha Ciidanka Booliska...
Taliska Booliska Soomaaliya “ma dhici doonto in musharax xildhibaan loo ogalaado wax ka badan...
Taliska Booliska soomaaliya oo Maanta shir jaraa’id u qabtay Warbaahinta ayaa ka hadlay Sababihii shalay looga hor istaagay in uu Baraawe u duulo Gudoomiye...
Mareykanka oo mar kale digniin adag u diray dhiggiisa Ruushka.
Aqalka Cad ayaa sheegay, in madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu Sabtidii shalay u sheegay dhiggiisa Russia Vladimir Putin in duullaan uu Ruushku ku qaado...
Faransiiska oo guul ka sheegtay dagaal xoogan oo ka dhacay xadka ay wadaagaan Benin...
Faransiiska ayaa sheegay in ciidamadooda ay dileen afartan dagaalyahan oo dhawaan weeraro ka geystay xadka u dhaxeeya Benin iyo Burkina Faso. Sagaal qof oo...


















