Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA-BAARDHEERE(Dhageyso-Sawirro)

51

Ku Soo dhowaadka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA oo maalin kasta oo Khamiis ah ka bixi doona Radio Markabley ,waxaadna Radio Markabley aad ka dhageysan Doontaan 2:30 Duhurnimo ilaa 3.00 GALABNIMO ,Barnaamijkaasi oo Rogaal celis ah ayaa waxaad dhageysan doontaan isla fiidnimada Khamiista 8da fiidnimo ilaa 8.30 ka fiidnimo .

Tartan Aqooneedka Maanta oo khamiis ah ka dhacay Iskuulka BPS ayaa maanta waxaa uu u dhaxeeyey fasalada 3aad iyo 4aad ee Dugsiga Sare Sayid Warsame,waxayna guusha ay Raacdey ,Ardeyda ku tartameysay Magaca Fasalka 3aad ee dugsiga Sare ee Sayid Warsame.

Hadaba ciddii uu seega Barnaamijkaasina waxay ka daalacan karaan Websitkeena Www.radiomarkabley.com