Ciidanka xoogga dalka oo howlgal qorsheysan sameeyay
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 64aad ee Guutada 7-aad ayaa Howlgal qorsheysan ka fuliyey tuulooyin hoostaga degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose,...
7 Xildhibaan Oo Maanta Lagu Doortay Magaalada Muqdisho
Doorashada kuraasta 7 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi Somaliland ayaa Maanta lagu doortay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Dugsiga tababarka Ciidanka...
Galmudug oo shaacisay kuraas lagu dooranayo Magaalada Gaalkacyo
Guddiga Doorashada heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyay qabashada doorashada 11-ka kursi ee deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Gaalkacyo oo ah Goobta degaan doorashada...
Odayaasha soo xulaya kuraas uu ku jiro Fahad Yaasìin oo la shaaciyay
Guddiga doorashada Hirshabelle ayaa shaaciyay odayaasha iyo xubnaha bulshada rayidka ee soo xulaya saddex kursi oo uu ku jiro Kursiga #HOP086.
Kursiga #HOP086 oo uu...
Doorashada golaha Shacabka oo lagu soo gabagabeeyay Baraawe.
Waxaa maanta la soo gabagabeeyay doorashadii xildhibaannada Golaha Shacabka ee ka socotay magaalada Baraawe oo ah deegaan doorashada labaad ee Dowlad-goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya.
Xubnaha...
Wasiirkii qorsheynta Galmudug” Qoorqoor Aragti kama laha cidda uu madaxweynaha Soomaaliya la rabo”
Wasiirka qorsheynta Galmudug Cabdinaasir Cilmi ayaa iska casilay xilkaas, islamarkaasna ka tanaasulay musharaxnimadiisii kursiga tirsigiisu yahay 147, kadib marii wasiirka uu sheegay in kursiga...
Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xiriirka labada dal
Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta oo arbaco ah kulan la yeeshay Safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya...
Booliiska oo ka hadlay Wariyeyaal lagu jir dilay Muqdisho
Taliska Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa Raalli-gelin ka bixiyay fal jir dil ah oo ay maanta Ciidamada Haramcad kula kaceen afar wariye, xilli ay ku...
Puntland oo soo bandhigtay liiska 16 kursi oo lagu dooranayo Boosaaso
Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa shaaciyay, iyaga oo fulinaya heshiisyadii Madasha Qaran qabashada Doorashada 16 kursi oo doorashadooda lagu qabanayo...
Mahad Sallaad iyo Musharixiin kale oo isu diiwaan geliyay Doorashada
Guddiga Maamulka Doorashada Galmudug ayaa maanta diiwaan geliyay Musharixiinta u tartameysa Doorashada kuraasta HOP-147 iyo HOP-55.
Kuraastan oo deegaan Doorashadooda tahay magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa...
















