Qoor qoor oo maanta gaaray Gaalkacyo

111

Madaxwaynaha maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta waxaa uu gaaray magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. safar shaqo kuyimid magaalada Gaalkacyo galinkii danbe ee maanta,

Madaxweyne Qoor qoor ayaa waxaa si wayn u soo dhaweeyay wasiiro iyo xildhibaano katirsan labada gole ee maamulka Galmudug, xildhibaano katirsan dowlada federalka, maamulka degmada Gaalkacyo iyo kan gobolka Mudug, masuuliyiin kale iyo qeybaha kala duwan ee Bulshadda .

Qoor qoor ayaa kulamo waxaa uu ka bilaabi doonaa magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Safarka Qoor qoor ayaa imaanaya xili dhawaan magaalada Gaalkacyo lagu qaban doono doorashada kuraasta taala Magaaladaasi.