Wasiir ka tirsan Koonfur Galbeed oo geeriyooday & laftagareen oo ka hadlay

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo amartay in aan la bixin karin lacagtii Imaaradka laga xayiray.

0
Warqad kasoo baxday Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Dr Cabdiqaadir Maxamad Xasan ayaa lagu shegay in aan labixin karin lacagtii Imaaraadka Carabta looga qabtay Garoonka...

Doorashada Shan kursi oo maanta ka dhacayday Magaalada Baydhabo.

0
Gudigga Dorashada Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa shaciyaya natiijadda Doorashada Shan kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka BFS oo maanta lagu doortay Magaalada Baydhabo. Gudiga...

Go’aano kasoo baxay Shir ka dhacay Beled-Xaawo

0
Maamulka degmada Beled-Xaawo oo uu hoggaaminayo Gudoomiyaha gudiga amniga ahna gudoomiyaha Degmada Baladxaawo, Taliyaha Booliska degmada iyo Taliyaha Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ayaa...

Galmudug oo shaacisay Jadwalka Doorashada shan kursi

0
Guddiga Maamulka Doorashada Galmudug ayaa Jadwalka qabashada doorashada shan kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadooda tahay Dhuusamareeb. Guddiga ayaa sheegay 30-ka bishaan ay...

Nuqul ka mid ah Waraaqaha aqoonsiga oo laga guddoomay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda ayaa nuqul ka h warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee dowladda Maraykanka Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane...

Maxaa ka jira in la weeraray xarunta Guddiga doorashooyinka?

0
Guddiga doorashooyinka heer Faderaal ayaa beeniyay in ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ay weerar ku qaadeen xarunta Guddiga. Afhayeenka Guddiga doorashooyinka Axmed Safiino ayaa sheegay...

Puntland oo Shacisay Doorashada 6 kursi oo Doorashadooda laqabanayo

0
Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleedka ee Puntland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka BFS. Gudoomiyaha Guddiga Doorashada...

Guddiga Doorashada G/waqooyi oo shaaciyay Jadwalka Doorashada 4 kursi

0
Guddiga Hirgelinta Doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Shaaciyay jadwalka doorashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka BFS. Guddiga ayaa shegay in...

RW Rooble oo la kulmay Guddiyada Doorashada

0
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Muqdisho ka wada kulamo ku aadan Doorashada, isaga oo maanta kulan gaar ah la yeeshay Odayaasha...

XULASHADA