Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qadar oo kulmay

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo si diirran loogu soo dhaweeyey Golaha Amiirka Dowladda Qatar, ayaa halkaas kula yeeshay wada-hadallo wax ku-ool ah Amiirka...

Kuraas Golaha Shacabka ah oo lagu doortay Gaalkacyo

0
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta billowday qabashada doorashada kuraas ka mid ah kuwa Golaha Shacabka oo deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Gaalkacyo. Guddiga maamulka doorashada Galmudug...

Shariif Xasan oo sheegay in maanta lagu sameeyay is-hor istaag uusan fileyn.

0
Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Koofur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Maanta loo diiday in uu ka safro garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, xilli...

Ruushka oo hanjabaad kulul u jeediyey Britain

0
Bayaan ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Ruushka ayaa lagu sheegay Moscow iney illaawi doonin taageerada ay Britain u fidisay Ukraine. Warbaahinta Ruushka oo soo...

MD Farmaajo oo kulamo la leh Madaxda sare ee Qadar

0
Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qadar halkaas oo uu ku tagay safar shaqo...

Mareykanka iyo Shiinaha oo ka wada hadlay dagaalka Ukraine

0
Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Blinken ayaa dhiggiisa Shiinaha Wang Yi kala hadlay dagaalka uu Ruushka ku qaaday Ukraine ee weli ka socda dalkaasi. Labada...

Maamulka Garbahaareey Oo Ka Horyimid Guddiga Qiimeynta Ee Uu Magacaabay RW Rooble

0
Gudoomiyaha Magaalada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo Xasan Sheekh ayaa ka hadlay xaaladda Magaaladaas iyo doorashada kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda, ee...

Al-shabaab oo xukunno ku riday ganacsato ay ka afduubteen Kismaayo.

0
Dagaalameyaasha Al-shabab ayaa la sheegay in ay xukuno ku rideen Nabadoono iyo Ganacsato dhawaan ay ka Afduubten Magalada kismaayo. Dadkan la Afduubtay waxa kamid ahaa...

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Dooxa.

0
Qoraal kooban oo kasoo baxay Madaxtooyada ayaa lagu sheegay in madaxweynaha iyo Wafdi uu hoggaaminayo ay u ambabaxeen magaalada Dooxa ee dalka Qatar. “Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Galmudug oo soo saartay Guddiyada soo xulaya kuraas taala Gaalkacyo.

0
Guddiga maamulka doorashada Galmudug ee SEIT ayaa soo saaray jadwalka doorashada kuraas deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Qoraal uu soo saaray...

XULASHADA