Wafdi Ka Socda Dowladda Federaalka Oo Gaaray Magaalada Baydhabo & Ujeedka
Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumadda xilgaarsiinta Cabduwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa lagu soo dhoweeyay Magaalada Baydhabo oo ah...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Kulan Gaar Ah La Yeeshay Guddoomiye Mursal
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa Maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed...
Madaxweynaha Galmudug Oo Shir Guddoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay shirka golaha Wasiirada Galmudug oo maanta ka dhacay Aqalka Madaxtooyada Galmudug.
Shirka Golaha Wasiirada...
Dowladda Soomaaliya Oo Faah Faahin Ka Bixisay Sababta Ay Dalka Uga Ceyrinayso Simon Mulongo
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo wareysi siiyey Radio Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey sababta dalka looga ceyrinayo ku xigeenkii wakiilka...
Wafdi Xal Raadin Ah Oo Gaaray Degaan Ay Ku Sugan Yihiin Hoggaanka Ahlusunna
Waxaa Maanta degaanka Bohol ee Gobolka Galgaduud gaaray wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Ururka 6-aad ee guutada 60-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Jeneraal Aadan...
Kenya oo dalbatay in xal loo helo muran xaduudeedka kala dhaxeeya Somalia
Taliyaha Ciidanka Difaaca Kenya (KDF), Jeneraal Robert Kibochi ayaa sheegay in Kenya iyo Soomaaliya uu ka dhaxeeyo xuduud wadaag ah, sidaas darteedna loo baahan...
Kenya oo xaraasheysa diyaarado ay laheyd Soomaaliya
Waaxda Garoomada Kenya ayaa ku dhawaaqday inay xaraashi doonto 73 diyaaradood oo duug ah oo in muddo ah meel iska yaallay, kuwaas oo ay...
Dowladda Soomaaliya oo dalka ka cayrisay Ku xigeenka Midowga Afrika ee Soomaaliya
Dowladda Soomaaliya ayaa ku amartay Ku igeenka Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Mulongo inuu dalka uga baxo muddo todobo cisho ah, kaddib markii lagu...
Golaha Wasiirada Oo La Horgeynayo Xeerka Maamulka Ganacsiga Batroolka Dalka
Wasaaradda Batroolka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta ayaa dhawaan qorsheyneysa in Golaha Wasiirada Xukuumadda horgeyso xeerka maamulka Ganacsiga Batroolka dalka, sida uu shaaciyay Agaasimaha...
Guddiga doorashooyinka oo sheegay in doorashada Golaha Shacabka ka bilaaban doonto maamulada
Guddiga doorashooyinka heer Federaal ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay bilaabeen qorshihii lagu dardargalin lahaa hanaanka doorashooyinka dalka.
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed...