Maxay ka wada hadleen Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Shiinaha?
Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Shiinaha oo wada hadal ku yeeshay khadka Telefanka ayaa waxaa ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo sidii...
Gobolka Gedo oo ay ka dhacdey Dibad baxyo lagu dalbanayo Doorasho in ka dhacdo...
Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa maanta waxaa ka dhacay Dibad bax balaaran oo lagu dalbanayo In la qabto Doorashada 16 kursi ee Golaha...
Maamulka Koonfur Galbeed oo shaaciyay jadwalka doorashada lix Kursi
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay jadwalka doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka, kuwaas oo guddiga horay u...
Galmudug oo soo saartay Jadwalka Doorashada 6 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka
Guddiga Maamulka Doorashada Galmudug ayaa shaaciyay Jadwalka 6 kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Gaalkacayo ee Gobolka Mudug.
WarSaxaafadeed ka soo...
Ukraine Iyo Ruushka Oo Uu U Furmey Wada Hadal Toos Ah
Sawiro ayaa bilawdey iney kasoo baxaan wada hadalada wufuud ka kala socota Ukraine iyo Ruushka, iyadoo laga wada hadlayo xalka colaadda ka aloosan xadka...
Guddoomiyihii Baydhaba Oo Xilka Laga Qaaday Iyo Guddoon Cusub Oo La Magacaabay
Wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mohamed Abuukar Cabdi ayaa xilkii ka qaaday Maamulkii Magalaada Baydhabo ee Xarunta...
Mareykanka oo wado dadaalo lagu balaarinayo cuna-qabataynta la saaray shaqsiyaadkii ka dambeeyay dib u...
Warar soo baxaya ayaa waxa ay sheegaya in ay jirto saameynta ka dhalan karta cunaqabaeynta visayaasha ee ay dowladda Mareykanku kusoo rogtay shaksiyaatka Soomaaliyeed...
RW Rooble oo Guddi u saaray Caqabada hor taagan Doorashada Garbahaarey
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi qiimeeya xaaladda Amniga magaalada Garbahaarey oo ah deegaan Doorashada labbaad ee Jubbaland.
Guddigaan oo ka kooban...
Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay tallaabo ay qaaday Somaliland
Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha, Cawaale Cali Kilane, ayaa cambaareeyay wada-hadallada u dhaxeeya Taiwan iyo Somaliland, isaga oo caro ka muujiyay tallaabada Taiwan...
Banaanbaxyo maanta ka dhacay qeybo ka mid ah G/Gedo
-Shacab badan oo ku dhaqan Gobolka Gedo ayaa maanta iskugu soo baxay Banaanbaxyo Magaalooyinka Beledxaawo iyo Doolow, iyagoo ay ku dalbanayeen in magaalada Garbahaarey...

















