Hirshabeelle oo shaacisay Liiska Odoyaasha xulaya Ergada Saddex Kursi

40

Guddiga Maamulka Doorashada Hirshabeelle ayaa shaaciyay Odoyaasha Dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ee soo xuleysa Ergada Dooraneysa kuraasta kala ah : HOP-063, HOP-001 iyo HOP-135.

Doorashada kuraastan ayaa lagu wadaa in ay ka dhacdo Magaalada Beledwayne ee Xarruunta Gobolka Hiiraan.

Hoos ka akhriso