Laftagareen oo Shihaado KMG ah Xildhibaano siiyay

44

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta dhammaan la kulmay Xildhibaanada laga soo doortay Koonfur Galbeed.

Laftagareen ayaa Xildhibaanada kala hadlay qorshaha siyaasadeed ee maamulka Koonfur Galbeed.

Ugu dambeyntii Shahaadada Kumeel Gaarka ah ayuu gudoonsiiyey Xildhibaanadda labada Aqal ee Baarlamanka JFS ee ku madali doona KG.