R/wasaarihii xukunka laga tuuray ee Sudan oo talada wadankaas dib ugu laabanaya.

0
Militryga talada Suda n la wareegay dhamaadkii bishii October ee sanadkaan ayaa sheegay inay doonayaan inay talada wadankaas  dib ugu soo celiyaan r/wasaarihii la...

Farmaajo Oo Soo Saaray Dhambaal Ku Socda Macallimiinta Soomaaliyeed

0
Madaxweynaha somalia  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bareyaasha iyo bahda waxbarashada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo ku beegan 21-ka Nofeembar. Madaxweynaha ayaa xusay in...

Ra’iisul wasaare Roobe oo ka tacsiyeeyay geeridii Ku timid Wariye C/caziiz Africa .

0
Ra’iisul wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid agaasimihii Radio Muqdisho, C/caziz Maxamuud Guuleed Afrika oo xalay qarax ismaadaamin...

Diiwaangelinta Musharrixiinta Golaha Shacabka oo ka bilaabatay Dhuusamareeb

0
Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Maamulka Galmudug ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ay Xaruntooda Magaalada Dhuusamareeb ka bilaabeen diiwaangelinta musharrixiinta u tartamaya...

RW Rooble oo qaabilay Agaasime Goboleedka dalalka Carabta

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Agaasime Goboleedka dalalka Carabta ee UNFPA Lu’ay Shabaana oo soo gaaray Magaalada...

Jubbaland oo ka hadashay weerar ay Shabaab ku qaadeen Dhoobley

0
Dagaalyahanno ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa saqdii dhexe ee xalay weerar ku qaaday saldhig ay ciidan ka tirsan maamulka Jubaland ku leeyihiin deegaanka Dhoobleey...

Xeerilaalinta war kasoo saartay Kiiska Ikraan

0
Xeer ilaaliyaha guud ee Maxkamadda Ciidamada qalabka sida Gen Cabdullaahi Buule Kameey ayaa sheegay in hogaanka NISA lagu waayay wax caddayn ah oo muujinaya...

Agaasimihii Radio Muqdisho Cabdicasiis Afrika oo la aasay.

0
Magaalada Muqdisho gaar ahaan Qabuuro ku yaala Isbitaalka Xoogga ayaa maanta lagu aasay Agaasimihii Radio Muqdisho Cabdicasiis Maxamuud Guuleed “Afrika” oo xalay ay qarax...

Wasiirkii Arrimaha Dibadda oo sheegay in uu toddobaad ka hor uu gudbiyay is-casilaadiisa

0
Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq oo ka hadlay xilka qaadistii uu ku sameeyay Ra’iisul wasaare Rooble ayaa sheegay in uu aad...

Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed oo shaaciyay 11 kursi oo ka mid ah golaha Shacabka

0
Guddiga doorashooyinka Koofur galbeed ayaa shaaciyay 11 kursi oo ka mid ah xildhibaanada golaha shacabka ee ka imaanaya maamulkaas. Kuraasta ugu horeysa ee laga soo...

XULASHADA