Ganacsade Kenyan ah oo Gurigiisa lagu dhex dilay

42

Thomas Okari oo ahaa 38 Jir ganacsade u dhashay kenya ganacsigiisuna u badnaa Nairobi ayaa la dilay kadib markii loogu dhacay gurigiisa.

Thomas ayaa loogu dhacay gurigiisa xili habeenima ah waxaana laga gooyay Madaxa iyadoo Dilkaasi ay Geesteen 3-Kamida ragii weerarka fuliyay waxaana ay u adeegsadeen Baangad(Seef) sida uu  Xaqiijiyay Wiil uu adeer u ahaa.

Dhacdadan oo ka dhacday Guri ku yaala Degmadda Kisii ee Koonfur-Galbeed kenya ayaa aad looga hadal haday gudaha dalkaasi iyadoona ay aad uga argagaxeen Dilkaani dadka  deegaanka.