DFS iyo AMISOM oo wada hadlay Qorshaha Amniga dalka loogu wareejinayo Ciidamada Soomaalida
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha Ciidamada AMISOM, Janaraal Diomede Ndegeya, iyaga oo...
Guddiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka oo dib u dhigay baarista Kursigii uu kusoo baxay Yaasiin...
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban, qoraal kasoo baxay ayaa lagu hakiyay ku dhawaaqista natiijada rasmiga ah kursi lamberkiisu yahay HOPHO67 ee uu ku soo...
IMF oo ka digtay halista dhaqaalle ka dhalan karta Fayruska Omicron
Madaxa Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ka digtay faafitaanka nooca cusub ee fayraska corona ee Omicron, kaas oo ay sheegtay in ay uadkaan...
Dowladda Mareykanka Oo Ka Walaacsan Qorshe Uu Wado Shiinaha
Xoghayaha Gaashaanshigga Mareykanka Lloyd Austin ayaa shalay sheegay in tallaabada uu Shiinuhu ku hormarinayo hubka hypersonic uu walaac ka abuurayo gobolka. Wuxuu sheegay in...
Madaxweyne Erdogan Oo Kulan Gaar Ah La Yeeshay Madaxweynaha Bisha Cas
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa magaalada Istanbul kula kulmay Madaxweynaha Bisha Cas ee Turkiga Kerem Kınık iyo Xoghayaha Guud ee Ururka Caalamiga ah...
Taliyaha Booliska Baladweyne Oo Beeniyay Warar Lagu Faafiyey Baraha Bulshada
Taliyaha Saldhiga Booliska Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan Laba Xidigle Maxamed Maxamuud Rooble (Qoorsheel) ayaa beeniyay warar maalmihii lasoo dhaafay lagu faafiyey baraha...
Dowladda Soomaaliya Iyo Talyaaniga Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dal
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta ku qaabilay Muqdisho Danjiraha Jamhuuriyadda Talyaaniga u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Alberto Vecchi, iyaga...
Q.M oo dalbatay Kaalmo dheeri ah oo wax looga qabanaayo Abaaraha ka jira Soomaaliya.
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini’aadantinimada ayaa codsatay dhaqaale dheeri ah oo lagu caawinayo dadka Soomaaliyeed ee ay Abaaraha sameyeen.
Sida lagu sheegay warbixintii ugu...
Saciid Deni oo kulan la qaatay Saraakiisha Ciidanka Puntland.
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta Taliska Ciidanka Booliska Puntland ee Garoowe.
Madaxweynaha ayaa kormeeray xafiisyada kala duwan ee...
Puntland war kasoo baxay oo lagu hakiyay Gaadiidka Galaya Magaalada Boosaaso.
Xili ay weli taagan tahay xiisada Magaalada Boosaaso ee ka dhalatay Xilka qaadistii uu madaxweynaha Puntland ku sameeyey Agaasimihii hore ee Hay,adda PSF ta,...