Fahad Yaasiin oo ka hadlay go,aankii Maxkamadda Sare

56

Fahad Yaasiin oo sheegey in uu u hoggaansamayo qaraarka Maxkamadda-sare ee dalka oo maanta diiddey qaadista dacwadda kursiga #HOP086.

Warsaxaafadeed uu soo saaray ayuu ku sheegay in uu aqbalsan yahay go,aanka Maxkamadda uuna soo dhaweynayo.