Rooble iyo Guudlaawe oo ka wada hadlay in lagu tartamo kuraasta taala Beledweyne
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble, waxa uu si dhaw ula socdaa juhdina ku bixinayaa dhammaystirka doorashada kuraasta Golaha Shacabka BFS ee wali harsan...
Ciidanka Xoogga oo ruux ku toogtay degaanka Isku-darka
Ciidanka Xoogga Dalka howlgal ay sameeyeen kadib, waxaa u suurta gashay in ay ka hor tagaan ruux la sheegay in uu katirsan yahay dagaalamayaasha...
MW Deni “Hadafka U Weyn Ee Aan Leeyahay Waa In Uusan Xilka Sii Joogi...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu u taaganyahay qabashada xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Madaxweyne...
Axmed Diini “Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa caqabad ku ah Doorashada”
Axmed Xasan Diini oo ahaa Guddoomiyihii Guddiga Maamulka Doorashada Hirshabeelle ayaa ka soo horjeestay Xilka qaadista uu ku sameeyay Madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen, isaga...
Maxamed Xuseen Waadi oo guddoomiye loogu doortay Beledweyne
Guddiga doorashada Maamulka Hir-shabeelle ayaa maanta qabtay doorashada guddoomiyaha guddigaas, kadib markii Madaxweynaha maamulkaas oo xil ka qaadis ku sameeyay guddoomiyihii guddigaas Axmed Xuseen...
Hirshabeelle oo hakisay Doorashada Kursiga HOP-135
Wasaarada Arrimaha Gudaha Hirshabelle ayaa sheegtay inaan habraac sax ah loo marin Odoyaasha soo xulaya Ergada Dooraneysa kursigga sumadiisa tahay HOP135, sidaasi darteena Doorashadiisa...
Deni oo si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu yahay Musharax Madaxweyne
Madaxweynaha Maamulka Puntland, Saciid Cabdullaah Deni, ayaa ku dhawaaqey inuu u sharaxan yahay Jagada Madaxweynaha Soomaalia ee Afarta Sanno ee soo socota.
Qoraal uu boggiisa...
Hirshabeelle oo shaacisay Liiska Odoyaasha xulaya Ergada Saddex Kursi
Guddiga Maamulka Doorashada Hirshabeelle ayaa shaaciyay Odoyaasha Dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ee soo xuleysa Ergada Dooraneysa kuraasta kala ah : HOP-063, HOP-001 iyo HOP-135.
Doorashada...
Shir looga hadlayo Maamulka Iyo Xakameynta Hubka oo Ka Furmay Muqdisho
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir looga hadlayey maamulka iyo xakamaynta hubka iyo rasaasta, shirkaas oo uu soo agaasimay Xafiiska Amniga Qaranka ee...
Kismaayo oo lagu doortay labo Xildhibaan
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa ku dhawaaqay natiijada kursiga tirsigiisu yahay #HOP029 kaa oo ay kuwada tartamayeen Musharax Xildhibaan...


















