Madaxweynaha & Ra’iisul Wasaaraha oo ka qeyb galay Salaadda Janaasadda Marxuum Cabdullaahi Shirwac
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehlinayeen Ra’iisul Wasaaraha & Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa Masjidka Isbahaysiga Islaamka uga qeyb galay...
Xoolo dhaqatada Gobolka Gedo ee u hayaamay Jubbooyinka oo bilaabay inay dib ugu soo...
Boqolaal xoolo dhaqato ah oo labadii sano ee lasoo dhaafay xoolohoodii ula hayaamay deegaanno ka tirsan gobolada J/Dhexe iyo J/hoose ayaa labadii todobaad...
Xaflad lagu Taageerayo Xildhibaan Axmed Daqare oo Baardheere ka dhacdey”Sawirro.
Qaar ka mid ah Qeybaha kale duwan ee Bulshada ku dhaqan degmada Baardheere ayaa Xaflad Soo dhoweyn,Taageerid iyo Bogaadin ah u Sameeyey Xildhibaan Axmed...
Xaalada Nololxumo iyo Cuduro Sababay dhimasho oo ka taagan Xeryaha Barakacayaasha ee Duleedka...
Waxaa laga deyrinayaa xaalada nololeed ee iminka ay ku sugan yahiin kumanaan Qoys oo deegaanadooda ugu soo barakacay Abaarta ee degan Xerada Iftiin ee...
Maraykanka oo sheegay in Taiwan uu difaaci doono haddii shiinuhu weeraro
Madaxweyne Biden waxa uu sheegay in Maraykanku uu faragelin milatari samayn doono si uu u difaaco Taiwan haddii Shiinuhu ku soo duulo jasiiraddaasi, hadalka...
magacaabay agaasimaha guud ee madaxtooyada
– Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhoweyd magacaabay xilkii u horeeyay, kaasi oo u magacaabay Xuseen Sheekh Maxamuud xilka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada...
Fiqi: Afar waxyaabood oo aan maanta kusoo arkay Villa Somalia
Siyaasiga Axmed Macalin Fiqi oo maanta Villa Somalia u tegay ka qeyb galka munaasabadii xil-wareejinta Madaxwaynaha ayaa soo bandhigay afar sifo oo maanta uu...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Magacaabis kale sameeyay
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan u magacaabay xilka Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee...
Wararka Ciidamo ku baxay degaan ay ku dagaalameen laba maleeshiyo Beeleed
Ciidamada Booliska Dagmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa gaaray Banka u dhaxeeya degaannada Bangeele iyo Xinjilab, halkaas oo maanta Shaqaaqo Ku dhexmartay laba...
President Hassan Sheikh Mohamud to officially take office today.
President Hassan Sheikh Mohamud is today set to officially take office from outgoing President Mohamed Abdullahi Farmaajo days after he was elected to the...


















