Hay’addaha Gargaarka ee Q.M oo walaac ka muujiyay abaarta ka jirta Soomaaliya
Warbixin ay soo saareen Hay’adaha gargaarka ayaa ka digay in Soomaaliya ay qarka u saaran tahay macaluul.
Ugu yaraan 4.5 milyan oo qof ayaa u...
Hirshabeelle oo dib u dhigtay doorashadii Caawa ka dhici laheyd Beledweyne
Waxaa dib loo dhigay tartanka doorashada ee kuraas lagu tartami lahaa, kuwaasoo lagu wadey in caawa ay ka dhaco magaalada Balad Weyne.
Daud Xaaji Cirro,...
Farmaajo iyo Rooble oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Sheekh Shariif Sheekh Muxuyidiin
Allah ha u naxariisto, waxaa magaalada Muqdisho xalay ku geeryooday Sheekh Shariif Sheekh Muxuyidiin Celi, kaas oo ka mid ahaa culimada Soomaaliyeed ee muddo...
Axmed Madoobe iyo Kenya oo isku raacay qorshe ku saaban doorashada 16-ka kursi ee...
Maxdaxweyhaha Jubaland oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa halkaasi ka wada shirar uu la leeyahay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya iyo beesha caalamka.
Xog ay...
Mareykanka oo 5 milyan oo dollar dul dhigay sarkaal katirsan Al-Shabaab
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday lacag dhan $5 milyan oo dollar ah inay siinayso ciddii keenta xog ku saabsan halka uu ku sugan yahay...
Diyaarad ku burburtay Shiinaha & khasaaro ka dhashay
Diyaarad ay leedahay shirkadda China Eastern Airlines oo ay saarnaayeen 132 qof ayaa ku burburtay gobolka Guangxi, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Shiinaha.
Ilaa hadda lama...
Xilliga Lasoo Gaba-Gebaynayo Howlgalka ATMIS Oo La Go’aamiyay
Shir lagu hirgelinayey Qorshaha ay Soomaaliya kula wareegayso amniga dalka oo dib-u-habayn lagu sameeyey, kaas oo uu soo qaban qaabiyey Xafiiska Amniga Qaranka ee...
Dowladda Soomaaliya oo gurmad ka dalbatay dalalka Iskaashiga Islaamka
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arr. Diinta ee Xuluumadda Soomaaliya Sheekh Cumar Cali Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Amb. Maxamed Bamba Maxamed Agaasimaha Guud Ergo...
Soomaaliya iyo Masar oo ka shiray xoojinta Iskaashiga Waxbarashada
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri, ayaa xafiiskiisa kula kulmay madaxa Ergada Waxbarashada Wadanka Masar...
Uganda oo Soomaaliya u soo dirtay Ciidamo ka qeyb qaata howlgalka ATMIS
Dowladda Uganka oo kamid ah dalalka ay Soomaaliya kajoogaan Ciidamada ku howlgalka Magaca AMISOM ayaa waxaa ay Soomaaliya u soo dirtay Ciidamo horleh, kuwaas...

















