Sheikh Somaliland Ka Baxsaday Oo Ku Biiray Al-Shabaab

0
Sheekh Aaadan Cabdiraxmaan Warsame “Sunne” oo dhawaan ay mas’uuliyiinta Somaliland ku dhawaaqeen inuu ka baxsaday magaalada Hargaysa oo uu degenaa ayaa wareysi siiyay BBC-da,...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Arrimaha doorashooyinka kala hadlay Beesha Caalamka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga  ee Aalada (ZOOMKA) shir kula yeeshay Wakiillada Beesha Caalamka ee C6+. Labada dhinac ayaa...

Maamulka Jubbaland oo Maanta soo geba-gabeeyay doorashada kuraasta taalla Kismaayo

0
Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee maamulka Jubbaland ayaa Maana oo Isniin ah taariikhduna ku beegan yahay 21/3/2022 waxaa ay soo geba-gabeeyeen doorashada 27...

Lafta gareen “Majiro maamul haysta 77 xildhibaan, yaan laydin kala qaybin shaqo badan ayaa...

0
Madaxweynaha Maamulka koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed( lafta gareen) oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu digniin u diray xildhibaanada baarlamaanka soomaaliya ee...

Jubbaland oo maanta qabaneysa doorashada kuraastii ugu dambeesay

0
Dowlad Goboleerka Jubbaland ayaa Maanta oo isniin ah soo geba-gabeeyneysa doorashada labadii kursi ee ugu dambeeysay ee ka mid ahayd kuraas taalla Magalada Kismaayo,...

Weerar ka dhacay duleedka Kismaayo

0
Dagaal geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay Saldhig Ciidamo ka tirsan kuwa daraawiishta dowlad Goboleedka Jubbaland ku leeyihiin duleedka Magaalada Kismaayo...

Nin weerar ka fuliyay Masaajid ku yaala dalka Kanada

0
Dad ku cibaadaysanayay masaajid ku yaala dalka Kanada ayaa xakameeyay nin la sheegay in uu faas watay oo uu ku weeraray Masaajid ku yaala...

laamaha Amniga Magaalada Dhuusamareeb oo heegan la geliyay

0
Ciidanka Nabadusida iyo Sirdoonka Qaranka qeybtooda Galmudug ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay dhaq dhaqaaqyo iyo howlgallo lagu xaqiijinayo Amniga waxaa ay ka...

Weeraro ballaaran oo lagu qaaday magaalooyin ka tirsan Sacuudiga

0
Xuutiyiinta Yemen ayaa Axadda maanta weeraro isugu jira gantaallo iyo drone oodda kaga qaaday Sacuudiga kuwaas oo beegsaday goobo muhiim ah oo ay ku...

Shir looga hadlayay xakamaynta hubka oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay

0
Magaalada Muqdisho, waxaa lagu soo gabagabeeyay shir socday labo maalmood oo looga hadlayey maamulka iyo xakamaynta hubka iyo rasaasta, kaas oo u dhexeeyey Dowladda...

XULASHADA