Weerar Lagu Hoobtay Oo Ka Dhacay Magaalada Oslo Ee Caasimadda Norway
Bandhig faneed sanad La ah oo ka dhici lahaa caasimadda Norway ee Oslo ayaa la baajiyay, ka dib markii weerar lagu hoobtay uu ka...
Golaha Shacabka oo si aqlabiyad leh codka kalsoonida u siiyay Ra’iisul Wasaare Xamse
Ra’iisal wasaaraha dhawaan la magacaabay ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta hortagay Golaha Shacabka ee baarlamanaka federaalka Soomaaliya si ay codka kalsoonida ugu...
Haweenka oo 50% ka helay guddoonka guddiyada Aqalka Sare
Aqalka Sare oo maanta yeeshay kulankoodii 8-aad ee Kalfadhiga Koowaad ayaa ansixiyay xubnaha guddiyada Aqalka Sare oo ka kooban sideed guddi.
1. Guddiga Xeerhoosaadka, Anshaxa,...
Xeer ilaalinta Qaranka oo u yeertay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ee xilka ka degaya Cabdiraxmaan Ducaale Beileh ayaa looga yeeray xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, gaar ahaan waaxda dambiyada maaliyadda...
Dad Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Webi Mara Degaanka Canfarta Iyo Faah Faahin Laga...
Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in ugu yaraan toddoba qof oo Soomaali xoolo dhaqata ah lagu laayay deegaan la yirahdo hilada Qoorka...
Qaar Kamid Ah Wafdigii La Socday Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Lagu Karantiilay Imaaraadka
Qaar ka mid ah waftigii ku wehliyay Madaxweynaha Soomaaliya safarkiisii ugu horreeyay ee dibadda tan iyo marlkii la doortay bishii la soo dhaafay ayaa...
Wasiirka Waxbarashada Oo Ka Hadlay Shaqaaqo Dhaxmartay Askar Iyo Ardey Imtixaan Galeysay
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdullaahi Abuukar Carab ayaa ka hadlay shaqaaqo kooban oo Ciidanka Booliska dowladda Federaalka iyo Arday galeysay Imtixaankii shahaadiga ahaa ee...
Madaxweynaha Puntland Oo Maanta Kulamo Gaar Ah La Yeeshay Saraakiisha Ciidamada
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidanka difaaca Puntland ee Daraawiishta, kaasi oo ka qabsoomay...
Ciidamada Kenya oo ka jawaabay weerarkii Al-Shabaab ku burburiyeen Anteenada Shirkadda igaarsiineed
Dowladda Kenya ayaa boqolaal ka tirsan ciidamadeeda soo dhoobtay xuduudka Soomaaliya kadib markii dagaalamayaal katirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen tuulo ka tirsan degmada...
Maamulka Galmudug oo laamaha Amniga kala shiray la-dagaalanka Al-Shabaab
Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Dahir ciida ayaa maanta shir gudoomiyay shirka amniga Galmudug, kaas oo ka qabsoomay Magaalada Dhuusamareeb.
Shirka oo ay ka...


















