Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka HAGE 11 Todobaad kasta

57

Ku soo Dhawaada Barnaamijka HAGE 11 oo Todobaad kasta ka bixi doona Maalinta khamiista ah 2;30 PM Radio Markabley 88.8 MHTZ,isla Barnaamijkaasi oo Rogaal celis ah ayaa waxaad dhageysan doontaan Habeenkasta oo Jimco ah 8;00 PM ee Fiidnimo,Hana moogaan inaad ka Jawaabtid Su’aalaha Barnaamijka HAGE11,Mowduuca 1aad.

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA HAGE 11,MOWDUUCA 1AAD