Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Warbixin Laga Siiyey Howlgalada Ka Socda Gobolka Hiiraan
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Hamza Abdi Barre ayaa ka qaybgalay munaasabad weyn oo lagu soo dhaweynayay isaga iyo wafdigiisa oo ka dhacday xarunta gobolka...
Villa Somalia Oo Shaacisay Ujeedka Madaxweyne Xasan Sheekh Ee Magaalada Garoowe
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran waxaa ugu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe, Madaxweynaha...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo kormeeray xarumaha ciidamada
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Raisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta soo kormeray Ciidamada XDS ee howlgalada ku...
Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka oo lasoo xiray
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe oo ay weheliyaan ku-xigeennadiisa ayaa maanta shir guddoomiyey kalfadhiga 1aad kulankiisa 16aad, tirada guud...
Saraakiishii hore ee Ehlu Sunna ee Gobolka Gedo oo ka horyimid muddo kororsiga Axmed...
Aden Maxamed Cabdi( Aden Ariile )oo ka mid ahaa Saraakiishii hore ee Ehlu sunna Wal jameeca ee Gobolka Gedo ayaa sheegay inaan marnaba la...
Beelo Wada dega Gobolada Jubooyinka oo Heshiis Wada gaarey(SAWIRRO)
Beelo Wada dega Gobolada Jubooyinka oo Heshiis Wada gaarey(SAWIRRO)
Shirweyne looga Hadlayey Nabada iyo Derisnimo wanaaga oo u soconayey Beelaha SADE iyo Kuumade ,Muddo...
Kulan wadareedka Golaha Wasiirrada XFS oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho
Kulanka Wadareedka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee socon doonna muddada labada cisho ah, ayaa lagu lafa gurayaa howllaha mudnaanta u leh xukuumadda iyo...
Southwest State leader receives a delegation in Baidoa city
The President of the Southwest state Abdiaziz Laftagareen held a meeting with a delegation led by the Head of Mercy Corps, together with the...
Maamulka hotel Xayaat oo beeniyay in hotelkooda lagusii diyaariyay Qaraxyada lagu weeraray
Maamulka hotel Xayaat ee magaalada Muqdisho ayaa beeniyay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in hotel lagusii diyaariyay Qaraxyo iyo dagaalamayaal katirsan Alshabaab.
Cabdulqaadir...
Raysal wasaare Xamse “Waa inaan ka jawaabno dhibaatada dadka reer Hiiraan ee abaarta iyo...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo kulan uu la qaatay Culimada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxa uu kaga...


















