M/weyne Xasan Shiikh Maxamuud oo gaaray Dhuusamareeb
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, iaydoo si weyn logu soo dhaweeyay garoonka...
Wasaaradda Gargaarka Soomaaliya oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas barakacayaal ah
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxay maanta deeq raashiin ah u qeybisay boqolaal qoys oo kasoo barakacay abaarta ku dhufatay gobolada...
Maamulka Gobolka Hiiraan oo War kasoo saaray dagaalkii ka dhacay degaan hoostaga Beledweyne
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa bogaadiyay Ciidamada Dowlada iyo ciidamada is Abaabulay ee deeganka oo kaashanayo Hay’adaha Ammaanka oo saaka weerar ku qaaday deegan Booco,...
Wararka Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku baaqay in loo gurmado dadka ay saameysay abaarta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday kaamamka barakacayaasha ee magaalada Baydhabo ayaa u kuurgalay xaaladda nololeed ee ay ku jiraan shacabka...
STATEMENT BY SPECIAL REPRESENTATIVE OF THE SECRETARY-GENERAL JAMES SWAN TO THE SECURITY COUNCIL ON...
Madam President, Distinguished Members of the Council,
Thank you for the opportunity to brief on the situation in Somalia. I am pleased to do so...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada Baydhabo
Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo gaaray oo siweyn loogu soo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Muqdisho...
DHAGEYSO Suldaan Gureey Xaaji Faarax oo ka hadalay dil dhawaan kadhacay deegaanka Diif ee...
Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Amerika ee Jubaland ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta markabley, waxaa uu ka...
Turkiga oo balan qaad Cusub u sameeyay dowladda Soomaaliya
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaliya...
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha u qabilsan Abaaraha oo baaq soo saaray
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, ayaa warbaahinta la wadaagayaa xaaladda haslista ah ee abaaraha iyo arrimaha...
Taliyaha Ciidanka Nabadsugida Gobolka Banaadir oo la Magacaabay
Agaasimaha guud ee Hay’adda nabad suggidda iyo sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa taliyaha Hay’adda ee Gobalka Banaadir umagacaabay Muxyadiin Warbac Shadoor.
Sarkaalka la Magacaabay...

















