Faah faahin: Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan & khasaaro ka dhashay
Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa Maanta waxaa uu ku dhexmaray degaanka Geed-weyne oo u dhaxeeyo Degmada Jalalqasi iyo Degaanka Buurweyn ee Gobolka...
Ka; dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan.
Barnaamijka 7aad laha ee oo Maanta aan ku eegi doono, Bad Qabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan,Mowduuca maanta waa Quudinta Bukaanka,waxaana idiin soo saartey Hay,adda...
Shirkii Baarlamaanada Afrika oo soo dhamaaday iyo qodobadii looga hadlay
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka qayb galey xiritaanka shirweynaha 11-aad ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannadda Afrika oo lagu soo...
Madaxda Qaranka oo ka qeybgalay salaadda janaasada Marxuumad Xasno
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku tukaday salaadda janaasada Marxuumad Xasno Cabdulle Isaaq oo ahayd hooyadii Madaxweynihii 7-aad ee dalka...
Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay dadkii lagu laayay Hiiraan
Dowladda Soomaaliya ayaa si deg deg ah war uga soo saartay dadkii lagu dilay iyo gaadiidkii lagu gubay gobolka Hiiraan.
Dowladda ayaa sheegtay in...
Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee QM oo gaaray Baydhabo
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay...
Ciidamada dowladda oo qarxiyey miinooyin lagu aasay Hiiraan
Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ciidamada dowladda ay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab...
Somali president Hassan Sheikh receives Chinese ambassador
Somali president Hassan Sheikh Mohamud received at his office in Villa Somalia Chinese ambassador to the country FEI Shengchao on Sep 1.
The two sides...
Guddoomiye Aadan Madoobe oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Baarlamaannada Afrika
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Mudane Shiikh Aadan Maxamed Nuur Maddobe ayaa ka qeyb galay shirweynihii 11-aad ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannadda heer qaran iyo heer gobol...
Mareykanka oo muwaaddiniintiisa uga digay iney u safraan meelo kamid ah Kenya
Safaaradda Mareykanka ee dalka Kenya ayaa soo saartay digniin amni oo ay u direyso muwaaddiniinteeda iney u safrin magaalada Kisumu oo ku taalla galbeedka...


















