Sidee ayuu u dhacay dilka toogasho ee Somaliland ku fulisay Afarta qof?

0
Somaliland ayaa Maanta Goob fagaaro ah oo kutaalla Banaanka Xabsiga Mandheera waxaa ay ku toogatay Afar Ruux oo lagu eedeeyay inay horay dilal u...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay tirada dadka ay saameysay Abaarta

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa faah-faahin ka bixiyey dadaallada ay waddo DFS iyo goobaha...

QM oo ka digtay Macluul ballaaran oo ka dhacda Soomaaliya

0
War kasoo baxay isku duwaha gargaarka degdega ah ee Qaramada Midoobay, Martin Griffiths, ayaa laga digay in Soomaaliya ay qarka u saaran tahay macluul,...

Faah Faahin: Dhimasho & dhaawac ka dhashay qaraxii ka dhacay degmada Baraawe

0
Inta la xaqiijiyay hal Askari ayaa ku dhintay halka 8 Ruux oo 7 kamid ah Shacab yihiin ay ku dhaawacmeen qarax Miino oo Barqanimadii...

Hoos u dhac balaaran oo ku yimid Qiimaha khudaarta Suuqyada Baardheere.

0
Hoos u dhac balaaran oo dhinaca qiimaha lagu gato khudaarta bisil ee ay ka mid yihiin Yaanyada,Basasha,Mooska,Qaraha,Basbaaska,Bocorka iyo Bagalka ayaa laga dareemayaa suuqyada...

Dowladda Somalia oo Ciidamo farabadan geysay duleedka Buulo-Burde & dhaq dhaqaaqo ka socda

0
Ciidamo katirsan kuwa qebta 27aad ee Millateriga Soomaaliya oo aad u hubeysan, isla markaana wata gaadiidka dagaalka noocyadooda kala duwan ayaa Maanta waxaa a...

Shir Muqdisho uga furmay Wasaaradaha Maaliyadda DFS & Dowlad Goboleedyada

0
Waxaa Maanta uu shir uga furmay Magaalada muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya Wasiirada Maaliyadda dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo dowlad Goboleedyada kajira dalka. Shirka...

Maxkamadda ugu sarreysa Kenya oo ayidday guusha William Ruto

0
Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa aageertay natiijada doorashadii uu ku dhawaaqay guddiga doorashada Kenya, taas oo ay ku sheegeen in William Ruto ku guuleystay...

Xamaas oo daldashay rag lagu tuhmay iney la shaqeynayeen Israa’iil

0
Labo nin oo Falastiini ah, oo lagu eedeeyay inay la shaqeynayeen Israa’iil, ayaa lagu toogtay Marinka Gaza, sida ay sheegtay maamulka wasaaradda arrimaha gudaha...

Midowga Afrika oo sheegay inay deg deg uga jawaabayaan weerarkii Al-Shabaab ku dileen dadka...

0
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa wacad ku maray in ay la shaqeyn doonaan ciidamada ammaanka ee dalka ee wada howlgallada nabadda...

XULASHADA