Wararka Dil ka dhacay degmada Walanweyn & faah faahin laga helayo

0
Wararka laga helayo Tuulada Haakow oo hoostagta degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay Nin lagu magacaabi...

Soomaaliya & Kuwait oo ka wada hadlay dhibaatadii ka dhalatay qaraxyadii zoobe

0
Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibedda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya ayaa kulan kula qaatay caasimadda dalka Algeria ee Algiers, dhigiisa Arrimaha dibedda ee Dawladda Kuwait...

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo Maanta xukun dil ah fulisay

0
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo Talaado ah waxaa ay fagaaro kuyaalla Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ku toogatay Cabdullahi Cali oo ka tirsanaa Al-Shabaab,...

Muuse Biixi” Ma aqbaleyno in deeqaha Caalamka naloo soo mariyo dowladda Soomaaliya”

0
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo uu wehlinayo wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland ayaa maanta waxaa uu habka maqalka iyo muqaalka ah (Video Conference)...

Dil ka dhacay degmada Afgooye & faah faahin laga helayo

0
Kooxo hubeysan ayaa goordhow Gudaha degmada Afgooye oo katirsan gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ay kudileen Askari ka tirsan Ciidanka Millateriga, iyaga oo dilka...

SOMALILAND oo magaallo muhiim ah ka qabsatay PUNTLAND

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ee waqooyiga Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay maanta la wareegeen gacan ku heynta degmada Boocame ee...

Mareykanka iyo Ingiriiska oo ka hadlay qaraxyadii MUQDISHO

0
Qoraal ka soo baxay Aqalka Cad ee looga arrimiyo Mareykanka ayaa si weyn loogu dhalleeceeyey qaraxyadii maalintii Sabtida aheyd ka dhacay agagaarka Zoobe...

Ra’iisulwasaare Xamse oo Guddiga u Magacaabay Tirakoobka Khasaaraha Qaraxyadii Zoobe

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya hawlaha gurmadka loo samaynayo dadkii ku waxyeeloobay qaraxii ka dahacay...

Ra’iisulwasaare Xamse oo Isbitaallada Ku Booqday Dhaawacyada Qaraxyadii Zoobe

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ku booqday isbitaallada Madiina, Banaadir iyo Erdogan dhaawacyadii ay wax yeeladu ka soo...

Maxkamdda Ciidamada oo Toogasho Ku Fulisay Dad Horey Loogu Xukumay Dil

0
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta Isniin ah xukun dil ah ku fulisay sedex eedeysan, oo horay dil loogu xukumay, waxaana ay ahaayeen xukun...

XULASHADA