Ciidamada dowladda & kuwa Macawiisleyda oo howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka wada Gobolka...

0
Ciidamada maleeshiyaadka macawiisleyda ee ku sugan Gobolka Hiiraan, isla markaana dagaalka kula jira Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wadaan...

Madaxweynaha Ukraine oo sheegay in Soomaaliya ku badbaadinayaan Qamadigooda

0
Xilli meelo badan oo kamid ah koonfurta iyo Bartamaha dalka Soomaaliya ay kajirto abaar baahsan oo saameysay dad iyo Duunyo ayaa waxaa jira dalal...

Maxay tahay sababta Masar uga baxday Shirka Wasiirada Jaamacadda Carabta?

0
Wafdi ka socday dalka Masar ayaa ka baxay shir ay lahaayeen wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka ku jira ururka Jaamacadda Carabta sababo la xiriira...

Uhuru Kenyatta iyo William Ruto oo markii ugu horresay muddo bilooyin ah telefoon ku...

0
Madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto ayaa sheegay inuu khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha xilka kasii degaya Uhuru Kenyatta, wuxuuna sheegay inay ka...

Dalalka Jaamacadda Carabta oo ballan qaad Cusub u sameeyay dowladda Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta hoygiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacada carabta u qaabilsan Soomaaliya Amb....

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa u magacaabay Yuusuf Xuseen...

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo shir Shir uga qeyb galaya Sacuudiga

0
Waxaa Magaalada Jeddah ee waddanka Sacuudi Carabia gaara oo siweyn loogu soo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka ah...

Wasiirka Amniga oo Kulan la Qaatay Safiirka Midowga Yurub

0
Wasiirka wasaaradda amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Axmed Sheekh Cali Doodishe ayaa kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo...

Golaha wakiilada Somaliland oo ansixiyey xubno ay horey u diideen

0
Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay saddex xubnood oo ka tirsan guddida doorashooyinka Somaliland kuwaas oo ay hore u diideen...

Madaxweynaha Galmudug oo Abaabulka dagaal ka dhan ah Al-Shabaab ka bilaabay Galgaduud September

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar dhulka ah ku maraya deegaano katirsan Gobolka Galgaduud, ayaa booqday degaanka...

XULASHADA