DFS oo ku dhawaaqday in gurmad Caafimaad la gaarsiin doono degaannada laga saaray Al-Shabaab
Wasiirka Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Cali Xaaji Aadan ayaa maanta ka warbixiyay qorshaha dowladda ee ku aadan daadajinta iyo bixinta adeegga caafimaadka...
Itoobiya oo raalli-gelin buuxda siisay dowladda federaalka Soomaaliya
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku caddeysay in warbixintii laga sii daayay Telefishinka ETV aanu matalin siyaasadda dowladda Itoobiya.
Warbixinta ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka baaqday safar uu ku tegi lahaa Sacuudiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa waxaa la filayay in shalay oo Arbaco aheyd inay u...
Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo ku dhawaaqay ka qeyb galka dagaalanka Al-Shabaab
Degaano iyo degmooyin katirsan Gobolka Hiiraanw axaa weli ka socda guluf xoogan iyo howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab, kuwaas oo intooda badan ay...
Madaxweyne Xasan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub Kenya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga Danjirenimo kaga guddoomay safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Kenya u fadhin doona...
Maxaa looga hadlay Shirkii Maanta ee Golaha Wasiirada Soomaaliya?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiiradda oo looga hadlay xoojinta qorshayaasha sugidda amniga,...
Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka HAGE 11 Todobaad kasta
Ku soo Dhawaada Barnaamijka HAGE 11 oo Todobaad kasta ka bixi doona Maalinta khamiista ah 2;30 PM Radio Markabley 88.8 MHTZ,isla Barnaamijkaasi...
Aqalka Cad oo ka walaacsan xaalad la saadaaliyey inay Soomaaliya geli karto
Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuu ka walaacsan xaaladda macluusha ee la saadaaliyey inay Soomaaliya geli karto bilaha October illaa December.
“Toddobaadkan, khabiirka arrimaha...
Xisbiga Waddani oo ka hadlay mawqif kooda ku aadan mudo kordhin loo sameeyo madaxweyne...
Guddoomiyaha xisbiga Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo warbaabinta kalu hadlay barxada jaamacada Gollis oo uu kaga qaybgalay xaflada qalinjabinta dufcadii 33aad ee ka baxda,...
Nabadgelinta Soomaaliya: Hiigsasho cadaalad iyo amni u ah dhamaan Somalida
Warsaxaafadeed September 7, 2022 Kismaayo, Soomaaliya:
Soomaaliya wa dal kasoo kabanaya xasilooni darro sanado badan ka jirtay. In kastoo horumar muuqda oo dhinacyo badan taabanaya...


















