Wadamada Khaliijka oo si adag u cambaareeyay muwaadin u dhashay Masar oo lagu afduubtay...
Dowladaha Imaaraadka Carabta, Qatar iyo Jordan ayaa si adag u cambaareeyay afduubka markabka shidaalka ee M/T Eureka, kaas oo laga qafaashay biyaha caalamiga ah...
Shir u dhexeeya Dowladda Federaalka, Mucaaradka iyo Beesha Caalamka oo ka dhacaya Muqdisho
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir muhiim ah oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya, mucaaradka siyaasadeed iyo beesha caalamka,...
Turkiga oo Beeniyay Eedeymo ku Saabsan Faragelin uu ku Hayo Siyaasadda Soomaaliya
Dowladda Turkiga ayaa si adag u beenisay eedeymo lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegaya in Ankara ay faragelin ku heyso arrimaha gudaha Soomaaliya isla...
Shariif Xasan oo ka digay Musuqmaasuq Doorasho, Kuna Baaqay in si Daahfuran loo Shaaciyo...
Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Hassan Sheikh Aden ayaa ka digay in la musuqmaasuqo doorashada ka dhacday deegaanada Koonfur Galbeed,...
Mareykanka oo beeniyay inuu dhexdhexaadinayo khilaafka dowladda iyo mucaaradka Soomaaliya
Dowladda Mareykanka ayaa beenisay wararka sheegaya inay si toos ah u dhexdhexaadinayso khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka, xilli uu...
Shir Horumarinta Afrika iyo Faransiiska Soomaali ay qeyb tahay oo Ka Socda Nairobi
Maalinta labaad ee shirka Horumarinta Afrika oo ka socda dalka Kenya ayaa waxaa ka qeyb galaya madax iyo mas’uuliyiin ka kala socda in ka...
Ciidankii Lafta gareen oo weerar ku qaaday Magaalada Baydhabo
Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in xiisadda siyaasadeed iyo mid amni ay ka taagan tahay magaalada Baydhabo, kadib markii xalay gudaha magaalada...
Puntland oo si adag u dhaliishay qorshaha dowladda federaalka ee hirgelinta doorasho qof iyo...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa si adag u dhaliilay qorshaha dowladda federaalka Soomaaliya ee hirgelinta doorasho qof iyo cod ah,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Hadlay Xaaladda Muqdisho iyo Gogosha Dowladda u Fidisay Mucaaradka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay xaaladda magaalada Muqdisho iyo doodaha ka dhashay is hortaagii maanta lagu sameeyay mucaaradka iyo...
Beesha Caalamka oo soo dhex gashay Xasan Sheekh iyo Mucaaradka
Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in xubnaha Beesha Caalamka ay bilaabeen dadaallo xooggan oo lagu dhex dhexaadinayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo...


















