Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in aysan jirin wax faragelin ah oo ka imaaneysa Safaaradda...

0
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cali Cumar ayaa sheegay in aysan jirin wax faragelin ah oo ka imaaneysa Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho, isagoo beeniyay...

Soomaali badan oo lagu xiray howlgallo ka socda dalka Libya oo lagu beegsanayo dadka...

0
Wararka ka imanaya caasimadda Tripoli ee dalka Libya ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka iyo kooxo hubeysan ay tan iyo maalintii Jimcaha qabqabteen in ka...

DFS oo mucaaradka ku eedeysan inay abaabulayaan banaanbax rabshado wata

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in aanay diidaneen dibadbax si nabadgalyo u qabsooma oo Mucaaradku ku qabsado Magaalada Muqdisho ay diidan tahay in la...

Koonfur Galbeed: Doorasho qof iyo cod ah oo si rasmi ah looga daahfuray Baydhabo

0
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay bilowga doorasho qof iyo cod ah oo ka bilaabatay Dowlad Goboleedka...

Xasan Cali Kheyre oo ku eedeeyay dowladda in ay rasaas u adeegsatay dad ku...

0
Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka inay rasaas u adeegsatay dad banaanbax nabadeed ka dhigay degmada Dayniile...

MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay xaflada caleema saarka madaxweynaha Jabuuti

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, taasi oo ka dhacday...

Baydhabo: Guddiga Doorashada oo soo saaray go’aan cusub oo fududeynaya codbixinta doorashada Koonfur Galbeed

0
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa soo saaray wareegto cusub oo si toos ah u saameynaysa habka codbixinta doorashooyinka ka socda...

Mucaaradka Soomaaliya oo ku adkaystay inuu berito dhacayo bannaanbaxa looga soo horjeedo barakacinta shacabka...

0
Mucaaradka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa ku adkaystay inuu maalinta berrito ah dhicidoono bannaanbaxa ay kaga soo horjeedaan waxay ugu yeereen...

Xildhibaan Ka Tirsan Mucaaradka oo Taageero u Muujiyay Shacabka La Barakiciyay

0
Xildhibaan Caano Nuug oo kamid ah mudanayaasha mucaaradka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay garab taagan yihiin shacabka laga barakiciyay magaalada Muqdisho. Xildhibaanka ayaa nasiib...

Iiraan oo war ka soo saartay weerar la sheegay in Maraykanku uu ku qaaday...

0
Taliska Khatam al-Nabiyya oo mas’uul ka ah maareynta dagaalka ee Iiraan, ayaa soo saaray bayaan saacad kaddib markii ay soo baxeen warar ku saabsan...

XULASHADA