SAWIRRO. Ra’iisul wasaare Xamza oo la kulmay wadi ka socday hey’adda IOM
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday hey’adda IOM, oo ay hoggaamineysay Ku Xigeenka Agaasimaha...
Ka; dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan
Barnaamijka Todobaadlaha ee Maanta ayaan ku eegi doono, Bad Qabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan,Mowduuca Maanta ayaa ku Saabsan Raadinta Wadadii caanaha lagu...
Xilliga iyo goobta lagu aasayo boqorad Elizabeth II oo la shaaciyay
Naxashka meydka boqoradda ayaa la dhigi doonaa hoolka Westminster Abbey afar maalmood ka hor aaskeeda oo ku aaddan maalinta Isniinta, ee ku beegan 19-ka...
Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho ku soo wajahan
Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ee maanta uu soo gaaro magaalada Muqdisho oo ay ku...
Akhriso: Shirka madasha wadatashiga qaranka oo Muqdisho ka furmayo
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee shirka wadatashiga dowadda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah.
Shirkaan oo ay ka qaybgalayaan Madaxweynaha...
Wadahadallo nabadeed oo u bilaabmay dowladda Itoobiya iyo xoogagga Tigreyga
Waxaa wada-hadallo hoose ay u bilaawdeen dhinacyada ku dagaalamaya Waqooyiga Itoobiya ee dowladda Itoobiya & Xoogagga Tigreega, kuwaas oo dib u bilaawday kadib shan...
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qarax ka dhacay degaan katirsan gobolka Baay
Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu Aaso ayaa waxaa uu Maanta ka dhacay degaanka ceeldheere oo kamid ah degaannada hoostaga degmada Bardaale ee Gobolka...
Masar oo ballan-qaad culus u sameysay dowladda Soomaaliya
Madaxweyne Abdel Fattah El-Sisi ayaa xaqiijiyay in Masar ay Soomaaliya ka taageereyso caqabadaha haysta oo amniga iyo dib u dhiska hay’adaha dowladda ay kamid...
Madaxweyne Qoorqoor oo Guddoomiye Maxkamad Magacaabay
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ayaa Xasan Cabdullaahi Cali wuxuu u magacaabay guddoomiyaha degmada Gurceel ee gobolka Galgaduud, kadib wareegto...
Golaha deegaanka degmada Xudur oo Gudoomiye doortay
Golaha deegaanka cusub ee magaalada Xudur ayaa maanta doortay guddoon cusub ka dib kulan ay ku yeesheen magaalada Xudur.
Gudoomiyaha cusub ee Degmada Xudur ee...


















