Xildhibaan Jeesow” Ciidanka Macaawisleyda ee ka dagaalamaya Hiiraan lama dhihi karo hogaan maleh”

0
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa taageero u muujiyay ciidanka deegaanka dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ka wadda gobolka Hiiraan. Xildhibaan Daahir Jeesow oo ka...

Xoghayaha Guud ee QM oo gaaray Pakistan xilli ay ka jirto xaalad adag

0
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa booqasho ku tegey dalka Pakistan, si uu garab istaag ugu muujiyo dalka Pakistan ee la baaxaa...

Madaxda maamul goboleedyadda oo Muqdisho kusoo wajahan

0
Madaxda maamulada ayaa kusoo wajahan magaalada Muqdisho saacadaha soo socda ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo. Madaxda ayaa magaalada Muqdisho uga qeyb gali doonna Shir...

Madaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho soo gaaray

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dowladda federaalka ayaa ku soo dhaweeyey garoonka Aadan...

Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayab-gashay dalka Sacuudiga

0
Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud ayaa magaalada Jidda ee wadanka Sacuudi Carabiya uga qeybgalay shir weynaha 5-aad ee...

Madaxweyne Deni oo shaqo joojin ku sameeyey agaasimihii sirdoonka Puntland

0
Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta shaqo joojin ku sameeyay Agaasimaha guud ee Hay’adda Sirdoonka Puntland ee PISA, Mukhtaar Maxamed Xasan (...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Boqoradda Ingriiska Elizabeth II

0
Madaxweynaha Jamhuurioyadda federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal tacsi ah u diray qoyska boqortooyada dalka Ingiriiska,xukuumadda iyo shacab ka dalkaasi oo ay ka...

Qaraxyo ka dhacay Gobolka Hiiraan & khasaaro ka dhashay

0
laba Qarax oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa waxaa ay Maanta ka kala dhaceen degaano katirsan gobolka Hiiraan, waxaana ay waxyeelo kasoo...

Tahriibeyaal ku dhintay Xeebaha Tunisia iyo kuwa kale oo lagu la’yahay

0
Ugu yaraan 8 qof oo tahriibayaal ah ayaa dhintay 15 kalena waa la la’yahay kadib markii dooni ay la socdeen ay ku degtay xeebaha...

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo si carro leh uga jawaabay hadalkii Xildhibaan Xusul

0
Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan ayaa nasiib daro ku tilmaamay in xildhibaan Cabdirisaaq Xusul oo ka tirsan Xildhibaannada Golaha Shacabka in Dad Soomaaliyeed...

XULASHADA