KA :DHAGEYSO Radio Markabley-Baardheere Fariimaha Wacyi gelinta ee ka hor tegida Cudurka Shuban biyoodka.

20

Dhageystayaasha ku xiran Radio Markabley FM-Baardheere waxaan halkaan idinkugu soo gudbinaynaa Fariimo Wacyi gelin ah oo ku saabsan sida looga hor tagi karo Cudurka Shuban biyoodka oo faro kulul ku haya kumanaan ruux oo u badan Caruur.

Maalin iyo habeen kasta Ka dhageyso Fariimahan Radio Markabley FM.88.8mhtz,Websitka www.radiomarkabley.com ama Barta aan ku leenahay Facebooga.radiomarkabley.

Soo gudbinta Fariimahan waxaa idiin soo gudbiyey Ururka Bisha cas ee Soomaaliyeed iyo Hay,adda ICRC,waxaana idiin Baahiyey Radio Markabley Baardheere.

HOOS KA DHAGEYSO FARAMAHA WACYI GELINTA SIDA LOOGA HOR TAGI KARO SHUBAN BIYOODKA.